Home » February 27th, 2017 Entries posted on “February, 2017”

Daawo:Xaalada Boosaaso oo halis ugu jirta in Amnigeedu faraha ka baxo iyo Cabdiwali Gaas oo ku fashilmay Siyaasadii maamulkaas-Video

Xaalada magaalada Boosaaso ayaa Maalmihii ugu Danbeeyay aad u Kacsanayd, Iyadoona sidoo kale ay magaalada ka socdeen Falal Kala duwan oo Khal-khal lagu gelinayo Xaalada Amaan ee magaalada, Waxaa maanta Arintaasi siwayn uga hadlay Masuuliyiinta maamulka Puntland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Taliyaha booliska Puntland Jen. Cabdqaadir Shire Faarax Erag ayaa sheegay in ay jiraan dad […]

February 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Mamulka Hawada Soomaalia oo tababar u diray shaqalihii la wareegi lahaa Hawada Soomalia iyo Wasiir Jangali oo-Video

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka dirtay Shaqaalihii la wareegi lahaa maamulka Hawada Soomaaliya, Kuwaasi oo Tababar kusoo Qaadan doona dalka Kenya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Cali Axmed Jaamac (Jangali) iyo Masuuliyiin kale ayaa Dhalinyarada Kulan Sagoontin ah ugu sameeyay a garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. […]

February 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Gudiga dhismaha Garoonka Widhwidh oo baaq deg deg ah soo saaray kana hadlay Lacagta ku baxaysa Dhismaha Garoonka-Video

Widhwidh Waxaa maanta gudida abaaraha dhismaha garoonka widhwidh ay shaaciyeen lacgta kubaxaysa dhismaha garoonka yadoona shir ay iskugu yimadeen odayaasha waxgaradka deganka widhwidh ay baaq iskumid ay udireen dhamaan umada soomaliyeed oo ay sheegeen in ay kasoo qayb qaataan dhismaha garoonkan HALKAN KA DAAWO VIDEO waxgaradka reer widhwidh ayaa sheegay in garoonka uu yahay garoon […]

February 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Sareeye Guuto Axmed Saleebaan Dafle oo ka hadlay Doorashada Madaxweyne Farmaajo iyo isbadelka Soomaalia ka dhacay-Video

Waxaa dalka Biljimka lagu qabtay Munaasib Lagu soo dhowaynayo Madaxda Dawlada Cusub ee Soomaaliya, waxaana Halkaasi Hadal kasoo jeediyey Sareeye Guuto Axmed Saleebaan Dafle oo kamid ahaa Shantii Golaha Sare ee Dawladii Kacaanka. HALKAN KA DAAWO VIDEO

February 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Muuqaal:Dad ku dhintay iyo Hanti Badan oo ku baaba’day dabkii Suuqa Bakaaraha Wararkii ugu danbeeyey-Video+Warbixin.

Faah faahin ayaa ka soo baxaya dab khasaare hantiydeed iyo mid nafeed geystay oo saaka waabarigii ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha. Dabkan oo aan illaa iyo hada la ogeyn waxa sababay ayaa baab’iyay dhismayaal iyo goobo ganacsi ku yaala suuqa Bakaaraha. Dabka ayaa ugu horeyn waxaa uu ka bilowday dhismaha Khaliifa oo […]

February 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Daawo:Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo lagu dhawaaqay-Video

Iyadoo shalay Madaxweynihihii Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimada Galmudug  Sababo la xariira xaga caafimaadkiisa ayaa xildhibaano ka tirsan Galmudug waxaa ay sheegeen in ay doonayaan in ay qaban qaabiyaan doorashada Madaxweynaha Galmudug. Xildhibaan Faysal Axmed Cabdulle oo ka mid ah xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay in ay doonayaan […]

February 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Abwaan Axmed Nuur Maxamed Cabdile oo Ka Hadlay Heshiiskii Higlo Ka Dhacday Taageero Balaadhana u Muujiyey

Abwaan Axmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Abwaaniinta Reer Khaatumo ee Kunool Wadanka Dibadiisa ayaa Ka Hadlay Heshiiskii Ka Dhacay Deegaanka Higlo Ka Dhacday Waxaana uu soo Dhaweeyey Heshiiskii Halkaasi Laga Gaadhay.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Abwaanka Ayaa inta Badan ka Hadlay Guud ahaan Xaalada Guud ee Deegaanada Khaatumo Waxana uu shacabka […]

February 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:AlShabaab oo Muqdisho ka geystay Dhacdo aan la hilmaami karin Hooyo iyo Gabadheeda oo isku mar ku dhintay-Video

AlShabaab ayaa lagu eedeeyay iney ka danbeeyeen qarax miino ah oo ay hal mar kuwada dhinteen Hooyo Soomaaliyed iyo gabadheeda gudaha magaalada Muqdisho. Arintan ayaana 12kii bishaan Febraayo waxaa ay ka dhacday magaalada Muqdisho gaar ahaan meel udhow saldhig ciidan oo ku yaaley xaaafada Kaasa-Balbalaare ee magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Allah ha unaxariistee […]

February 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Ra,iisul wasaraha Soomaalia oo xildhibaanada Barlamaanka u bandhigay qorshihiisa iyo in ay Codka kalsoonida siiyaan-Video

Raysal wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Muqdisho ka Bilaabay inuu Kulamo la qaato Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya, si uu ugu Qanciyo inay Meel mariyaan. HALKAN KA DAAWO VIDEO Kulamadii ugu horeeyay ayaa wuxuu la qaatay Xildhibaanada kasoo Jeeda Beelaha Hawiye, Wuxuuna usoo Bandhigay Qorshiisa ku aadan Xukuumada uu soo dhisi Doono. […]

February 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

M/Weyne Farmaajo oo Sucuudiga kala hadlay joojinta Saldhiga sharci daradda ah Berbera.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka dalbaday dhex dhexaadnimo ay ka sameyso Sacuudiga sidii ay ugu qancin lahayd dowladda Isku taga Imaaradka Carabta in aysan dhamaystirin saldhig Milateri ay ka dhisato Dekada Barbera ee maamulka Somaliland. Warbixintan ayaa lagu daabacay barta jariidada Riyad Post ee kaso baxda Sacuudiga waxana ay soo xiganaysa mas’uul ka […]

February 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna....
  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...