|

Deg Deg Daawo: Dagaal halis ku ah Shabaab oo laga abaabulayo Magaalooyinka Gobalka-Video

 Guluf Dagaal oo aad u xoog badan ayaa waxaa uu xiligan ku wajahan yahay Gobolka Jubadda Dhexe oo ah gobolka kaliyaha oo ay si buuxda u maamulaan Al-Shabaab.

Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan Janan ayaa waxa uu sheegay in ay diyaariyeen Ciidamadii ururka Al-shabaab ka saari lahaa Gobolka Jubbada Dhexe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciidamada Militeriga ayaa lagu diyaariyay Degmooyinka Ceelwaaq iyo Beledxaawo oo ka tirsan Gobolka Gedo si Al-Shabaab uga saaraan Deegaanada Gedo Jubadda Hoose iyo Jubadda Dhexe.

Wararka Horufadhi.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=34137

Posted by on Feb 28 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...
  • Ceegaag: Asc. Baarlamaankii baa garsoorkii iyo maxkamadihii doorkoodii qaatay! Waa meel ay u dhammaatay, bal waxaa...
  • Ceegaag: Beyle ma tagi karo gobolkii uu ka yimi, dadkuu ka dhashay Hargaysaa canshuurta ka gurta markaas buu rabaa...
  • qorrog: Mashallah. Waa good nayuus. Anigu waxaan odhan lahaa Dhulbhanta iyo Habr jeclona hallaga iibiyo cimaaraadka....
  • Ceegaag: Asc. Horta khilaafku waa wax sunna ah oo mar la arkaba iman kara, lkn sidee loo xalliyaa oo yaa u gar...