Daawo:Dad Soomaalia ah oo ka soo laabtay Dalka Yeman oo markii ay Garoonka Muqdisho ka soo degaan ka aamusiin wayey iyo sababta-Video
Shalay waxaa laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho 106 ruux oo soomaali qoxooti ah kuwaas oo laga keenay dalka ay dagaaladu ka socdaan ee Yemen.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=34131