|

Daawo Muuqaal Maamulka Khaatumo Oo Shir Weyn Maanta Kuqabtay Widhwidh Iyo 200 Ergo Oo kasooqayb galay

Widhwidh xukuumada maamulka khaatumo ayaa waxa ay maanta shir uqabatay in kabadan 200 oo ergo oo ka kala yimi gobolada iyo degmooyinka maamulka khaatumo

shirkan ayaa waxaa kusugnaa dhamaan labada gole ee maamulka khaatumo waxaana ugu horayn halkaasi kahadalay wasiirka amniga khaatumo isagoona kahadalay wadahadalada khaatumo iyo somaliland oo meel wacan maraya

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

dhinaca kale ergoyinkii halkaasi kahadalay ayaa dhamaantood waxa ay soodhaweeyeen maamulkooda yagoona sheegay in ay lashaqaynayaan maamulkooda ayna garab siinayaan

madaxweynaha oo soogaba gabeeyay ayaa sheegay in ay shicibka dhagaysanayaan ayna diyaar uyihiin in ay fikirka bulshada ay qaataan

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=34153

Posted by on Feb 28 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Daawo Muuqaal Maamulka Khaatumo Oo Shir Weyn Maanta Kuqabtay Widhwidh Iyo 200 Ergo Oo kasooqayb galay”

  1. BAHAL HIGLO!

  2. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Shirkoow xaalqaado kkkkk waa kooxdii Caynaba snm Kula jirtay ee beesha cali . Kkkkkkkk shalay baa Buuhoodle laga soo eryey .

  3. Walee reerku waa baaba ay cali na bal aynu eegno meesha uu wax geeyo.

  4. Reer jinni boqor ah iyo oday waalan baa reerka hor boodaya, Alle ha sahlo

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...