|

Daawo Madaxweyne Cali Khaliif Oo Kajawaabay Su,aal Laweydiiyey {Siilaanyo Dhaxalbuu Katagaya}

Widhwidh Madaxweynaha maamulka khaatumo prof cali khaliif galaydh ayaa maanta kajawaabay sul,aal ku aadan Siilaanyo dhaxalbuu katagayaa oo dhawaan uu yiri madaxweynaha ayaana kujawaabay in arinkan uu yahay mid uu kaga hadalayo in siilaanyo dadkiisa nabad uu ladoonayo waa qabiilka uu maa mulka uyahaye

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

dhinac kale bulshadii madashaasi kusugnayd ayaa siweyn ugu qancay hadalka madaxweynaha waxayna sheegeen in hadalkaasi uu ahaa mid ay ku qanceen.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=34165

Posted by on Feb 28 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo Madaxweyne Cali Khaliif Oo Kajawaabay Su,aal Laweydiiyey {Siilaanyo Dhaxalbuu Katagaya}”

  1. NO COMMENT!

  2. Ali

    Kkkkkk imaaraadku jac buu ku dhejiyay armaajo

    Badsey kenya qaadatay ka sheekee dheh

  3. Alla sheekhoow faan badanaa, yaa ku geyn kara Buuhoodle adigoo jacaylka Siilaanyo iyo caashaqiisa la dawakhsan. Past tense adigoo waxaa ku hadlaya inaad magaaladii Mujaahidiinta mar danbe cag dhigto lkn adigoo ina Caasha Cabdi Xiiray ah waad ku noqon karta ama ina Khaliif Galaydh ba iska ah. Waxaanse la yaabay odayadii koofiyad bacla yaasha ahaa ee intay Buuhoodle tageen halkaas uga tanaagonayey maamul kusheegga somaliland ee Laascaanood. Bal edeb darradaas eega, qoriga dabka leh ee ay la wareegayaan reero aan ogahay oo iskood isu caleemo saaray oo jinni boqor ah wallee waa laga sheekayn doontaa. Waa kuwo dagaalka aan hooddo ku lahayn oo iska dhabar macaan ah haddana daandaansiga ibtilo ku qaba oo hawd iyo nugaalba facaayil xumadooda lala joogi la’ yahay. Reer aan ogahayoow xaal qaata, markii hore waan idinla yaabanayn laakiin iminkaanu soo fahmaynaa in abeeso hoosta idinkaga jirto.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Ceegaag. Duq birqaaye, waa naanays wanaagsan. Ishaad ka riday, Somaliya waxa ka hadhay inta...
  • Rasta buuni: Burco miyaad iskala jeclaatay in wax lugu kufsado..burco dhakhtar ayaa loo keenay meesha lugu kufsaday...
  • Ceegaag: Horta wax deked Somaliyed la yidha ma jirto, wayo deked walba qabiil baa mulkiyay. Sidii loo yiri ciidanlii...
  • Jamaal: Hhhhhhhh baleeg waxaad news joogna dhigeysid
  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...