|

Daawo- Caaqil Ahmed Hoolif” Waxii Dhibaato K/Sool ilaa Burtinlle ka dhacay Bah-ararsame ayaa ka danbeysay, Dhibkana ayagaa wada-Video.

Caaqil Ahmed Abdi Gaas oo ka mid ah odayaasha ugu da’da weyn Dhulbahante ayaa ka hadlay colaada Laascaanood iyo G/Sool Koonfurtiisa, wuxuuna ilaa colaadii Majeerteen iyo Bahrarsame ilaa tan hada ee labada qoys uu sheegay inay Bahararsame ka danbeeyaan. Shirkan oo ahaa mid beesha Maxamuud Garaad isugu timid ayaa side kale lagaga cawday in shirarkii Adhicadeeye iyo Awrboogays lagaga baxat lagarna dulboodey.

HALKAN KA DAAWO…..

Hadalka Caaqilka ayaa ku soo aadaya ayadoo ay socdeen waanwaano iyo gudiyo heer culimo’awdiin ah oo loo magacaabay labada beelood, sidookalena habeen horen ay Laascaanood ka dhacday rasaas dadka jiifka u diidey.

Horufadhi.com@gmail.com

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=34174

Posted by on Feb 28 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

8 Comments for “Daawo- Caaqil Ahmed Hoolif” Waxii Dhibaato K/Sool ilaa Burtinlle ka dhacay Bah-ararsame ayaa ka danbeysay, Dhibkana ayagaa wada-Video.”

  1. Wiil- Cumar- Wacays

    Bisinka iyo Yasinka waar Xiishooda waax iskula Haara, Dhulbahante shisheeya kalkaalka waa laa idi ku yaqan.

  2. Waan ka naxay runtii hadalkan odeyga maxaa loo qaban waayey maxaa beelaha asaga dhexgashay haduusan dhexdhexaad ka noqon karin muxuu godobta noogu soo jiidayaa anaga hadaanu nahay JS asaga iyo wiilasha webebka ku cayaa bahararsame ee daldoon iyo jdibaale shaqo kuma lihin

  3. Axmed Hoolif Halka isaga Iyo beeshiisu kaga jiraan colaada labada reer ee walaalaha ah buu sheegay waxaan dhihi lahaa caano ka dhami maysaan isku dirka dadkan walaalaha ah idina garabkina ahe wanaaga haka tegina dadkiinana taariikh madaw hawga tagina godobta sokeeyahana waa laga ducaystaaa MAANDHOOW ASXAAN LAGAMA TAGO EED HADAAD FALIYE

  4. Odaygani hada muxuu la barooranayaa kkkkkkk
    Miyuu San lahayn wax qabta oo uu ah tol Iyo ehel
    Mida kale meel ha ku sheego dhulkii uu Jamac siyaad
    Dagi jiray sida Yeyle Iyo Madax Lagu Fur Iyo Buq Dharkeen
    Iyo Jidbaale Guumaays Iyo meelo kale oo farabadan walaahay intaba
    Maanta waxaa dagan IsaaQ.
    Xitaa Xildhibaanada golaha deegaanka Dagmada Yagoori
    Waxaa ka soo baxay habar jeclo siiba raaska la yidhaahdo
    Reer Yoonis kkkkkkk markaasu odaygani ka hadlayaa meel
    Aan loo joogin intuu dhulkiisii ku qayilay
    Jaamac siyaad maxaan cunaa Yaahuu
    Ilmo Laami Xagato

  5. Ceeeb baa ka dhacday odayga maxaa ku dhacay ..

  6. Sheekada meydaan Fahmin ee waa kala jeedasho cidii u talin la aheyd laascaanood .

    Labada beelood ba waxay leeyihiin kooxo koofiado been ah qaata oo u kala dilaala snm iyo beelahooda .

    Hada Ahmed hoolif waxaa soo diray Faratoon iyo Ibraahim Jaamac daad oo isku beel yihiin Halka kooxdii Buuhoodle Tagtay igana u hadlayeen beesha Baharasame oo eedeeyeen Faratoon iyo ina Jaamac daad . Lolz

    Sheekadan waanu la soocona wax cusub Ma aha .

    Hadad fahmiweydeen ina Jaamac daadka uu odaygu sheegayo waa Gudoomiyihii hore ee Gobolka Sool ee Xiligii puntland HADANa ah Taliyaha police Ka Snm ee Laascanood waana reer yaroogri . Lolz

  7. Adeer caaqil Hoolifoow reer xamarku wuxuu yidhaahda ciidda horteeda caqli aa la keensadaa waad af gaabnayde Maxaa ku dhibay oo aad maanta Isugu dhex yaacday kkkķ

  8. Sideedii Sano ee laaska snm joogtey beesha BH waxaa ku furnaa colaadihii qoriley,xuduuda mudug,dharkayn iyo Docmo waxa is waydiin ah yaa ahaa dadka
    Ay Dantu ugu jirtay in BH ay colaado la hadhaan oo layska mashquuliyo?
    Ma jecli in aan hoos uga Dego magaca khaatumo lkn caaqil hoolif maanta classified
    Secrets buu soo banaan dhigay luuq luuq Maroow laamiga Lees ku soo dhacaa

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...