|

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo laga hor istaagay In uu tago Suuqa maanta Dabku ka kacay ee Bakaaraha{Sababta}-Video

Warar naga soo gaaray madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo laga hor istaagay inuu booqasho ku tago Suuqa Bakaaraha.

ATaliska hay’ada danbi baarista iyo saraakiil kale ayaa udiiday in madaxweynaha DF uu booqdo suuqa bakaaraha sababo la xariira amaankiisa.Saraakiisha ayaa sheegay ineysan ku kalsooneyn amaanka Suuqa Bakaaraha, ayna dhici karaan weeraro qarsoodi ah oo madaxweynaha uu la kulmo.

Sikastaba, wararka aynu caawa ka heleyno madaxtooyada ayaa sheegaya in madaxweynaha uu beri booqan doono suuqa Bakaaraha si uu ganacsatada ula qeybsado dhibaatadii kasoo gaartay dabka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taliyaha Hay’adda Nabadsugida NISA Jeneraal C/llaahi Gaafoow Maxamuud ayaa tegay suuqa isagoo farriin ka sida madaxweyne Farmaajo wuxuuna dadka u sheegay inuu Madaxweynaha aad uga murugooday qasaaraha ka dhacay iyo dhibaatada gaartay ganacsatada.

Wararka Horufadhi.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=34113

Posted by on Feb 27 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo laga hor istaagay In uu tago Suuqa maanta Dabku ka kacay ee Bakaaraha{Sababta}-Video”

  1. Shirkii Caynaba buu daba socda ee Beesha Madareemin la gashay snm .

    Tolow MAXAY warbaahinta xalaasha ah u soo gudbin waayeen khiyaamada Madareemin iyo hogaamiyahooda snm ku biiray

    http://www.allsool.com/2017/02/27/deg-deg-kulan-u-dhaxeeyay-cali-khaliif-iyo-xubno-somaliland-ayna-kamid-yihiin-baashe-maxamed-cadde-iyo-dhakool-ayaa-ka-socda-xidhxidh/

  2. Iidoor liQe inaadeer taasi waa xanuun e xagee lagaa taf taafay ilaahay hskucaafiyo madareeminta aad soo dhigtay waa ognahay waa madaxdeena ee ka yar ee ilaahay kabaq suuqa bakaaraha oo xaaraan gashay uun baa hilaacayee

  3. war kan idoor liqe waa qof buka oo qabyaaladi googoysey nacas fooqal nacas walaahi waxaan k a shakisanahay inuusan dhulbahante ahayn waayo qoraalo badan oo uu hadda ka hor soo qorey ayaan arkey oo uu dhulbahante ku kala qaybinayo war ninkan iska ilaaliya waa eey buka daanyeerka

  4. Kkk wadani
    sxb haduu yahay nin is qarinaya waxynu leenahay (Dufow)’haduuse dhulos yahay ma qabanayso caydaasi… dufow dufow dufow (idoor liqe)

  5. Waaryaadha ilma armaajo
    Farmaajo ha is casilo mar haddii dalkii uu lahaa Anaa xukuma uu sucuudiga Somaliland uga dacweynayaa
    Kkkkkk gahgah gahgah

    Shaagle laga baqay

    Faan weynaa

    Laandti ma waxay noqotay khuukh kkkk

  6. Hirad

    odaygii waa quustay oo sacuudiga ayuu kasoo dawarsaday xooga lacag, iyo raashin. wuxuu ka baryay dowlada sucuudigu inay dowlada imaaraadka ka soo barido.

    laakiin latest news waxay igu soo gaadhay in odayga si cad dowlada imaaraadku ugu sheegtay, in aanu maamulin somaliland, sidoo kalena waxba ka khusaynin heshiisyada ay la gashay somaliland isaga. lol kkkkkkkkkkkk

    laf bilaa cad ah baa odayga loo soo tuuray oo lagu yidhi laftaa iska ruug ruug, somaliland na haku darsan wax shaqo ah. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...
  • Ceegaag: Asc. Baarlamaankii baa garsoorkii iyo maxkamadihii doorkoodii qaatay! Waa meel ay u dhammaatay, bal waxaa...
  • Ceegaag: Beyle ma tagi karo gobolkii uu ka yimi, dadkuu ka dhashay Hargaysaa canshuurta ka gurta markaas buu rabaa...
  • qorrog: Mashallah. Waa good nayuus. Anigu waxaan odhan lahaa Dhulbhanta iyo Habr jeclona hallaga iibiyo cimaaraadka....
  • Ceegaag: Asc. Horta khilaafku waa wax sunna ah oo mar la arkaba iman kara, lkn sidee loo xalliyaa oo yaa u gar...