Loading...
|

DAAWO: Shacabka Laascanood oo aan xalay seexan Guusha Farmaajo darteed iyo Calanka Soomaalia oo lagu sharaxay magaalada-Video+Sawiro

Magalooyinka waa wayn ee Waqooyiga dalka soomaalia ku yaal ee habeenkii xalau ahaa sida aadka u wayn looga soo dhaweeyey guusha madaxwayne Formaajo waxaa kamid ahaa magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool oo iyadu kamid ahayd meelaha aan xalay laga seexan.

Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka sool ayaan xalay laga seexan waxaana uu waagu cadaaday iyada oo uu guud ahaan magaalada ka socdo dabaal deg iyo fantasiyo waliba ciyaaro xoogan kuwaas oo ku wada dhawaaqayey hal ku dhigyo qiiro iyo xamaasad tageero oo aad u wayn xambaar isla markaana fariimo qurux badan u dirayey madaxwaynaha Cusub ee jamuuriyadda Federaalka Soomaalia Maxamed Cabdilaahi Formaajo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kumanaan dad a ayaa soo buux dhaafiyey goobaha caanka ah ee Laascaanood logu xuso maalmaha tariikhiga ah waxaana sidoo kale iyana aad looga debaal degay dhamaan gobalada iyo degaanada ku xeeran gobalka sool.

Hadaba waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa muqaalo kooban iyo waliba sawiro ku saabsan Dabaal degyadaas heerka sare ahaa.

SAWIRO.

16508094_1727030064276649_5821403822210906782_n

16508512_1727030540943268_8811700238852206214_n

16602786_1727030520943270_7653952675992870716_n (1) 16649101_1727029657610023_6988978770373418332_n 16602786_1727030520943270_7653952675992870716_n

16649538_1727029647610024_7246791129134905187_n

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=32145

Posted by on Feb 9 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry
Loading...

2 Comments for “DAAWO: Shacabka Laascanood oo aan xalay seexan Guusha Farmaajo darteed iyo Calanka Soomaalia oo lagu sharaxay magaalada-Video+Sawiro”

  1. Banaanbax lagu taageerayo madaxweynaha Ka dhacay Baladweyne , Hiiraan Dalkeena Somaliya .

    Muwaadin dalkan inaga leh qabiilkaad doonto ahow lkn calankeena CAWAALE inaad ilaaliso iyo jiritaanka Jamuuriyada Somaliya waa muqadis .

    Hal taako oo dhulkeena Kama tanaasuleyno hadey tahay burco ama Jowhar . Lolz

    https://www.facebook.com/qaalid.muhumed/posts/494008840774122

  2. JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND WAY SOO DHAWAYNAYSAA DORASHADA KA DHACAY WADANKA AYUNU JAARKA NAHAY EE SOMALIYA. WBT

Leave a Reply

Loading...

Recently Commented

  • Hakiim: Tuuga tuug u dhalay meeshii lagu arko waa in aan la deyn oo talaabo laga qaadaa, waa nin waalan oo aan...
  • Ceegaag: ASC. Qaabkay warqaddu u qoran tahay baaba basaas badani ka muuqataa!
  • Muslimo: Hala eryo oo mariya meeshuu maray Jaalle Cosoble, hirshabeelle, Gaas,Garoowe iyo kan galmudug intaba hala...
  • Muslimo: Mohamed Abullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Hassan Ali Khayre ama meesha how baneeyeen hororada...
  • Qariidahaye: Ali is indho tir iyo kiis kale baad wadaaa arinka meesha yaal ee hawda somaliya oo ad ku qarwi jirteen...