Home » February 28th, 2017 Entries posted on “February, 2017”

Daawo- Caaqil Ahmed Hoolif” Waxii Dhibaato K/Sool ilaa Burtinlle ka dhacay Bah-ararsame ayaa ka danbeysay, Dhibkana ayagaa wada-Video.

Caaqil Ahmed Abdi Gaas oo ka mid ah odayaasha ugu da’da weyn Dhulbahante ayaa ka hadlay colaada Laascaanood iyo G/Sool Koonfurtiisa, wuxuuna ilaa colaadii Majeerteen iyo Bahrarsame ilaa tan hada ee labada qoys uu sheegay inay Bahararsame ka danbeeyaan. Shirkan oo ahaa mid beesha Maxamuud Garaad isugu timid ayaa side kale lagaga cawday in shirarkii […]

February 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Madaxweyne Cali Khaliif Oo Kajawaabay Su,aal Laweydiiyey {Siilaanyo Dhaxalbuu Katagaya}

Widhwidh Madaxweynaha maamulka khaatumo prof cali khaliif galaydh ayaa maanta kajawaabay sul,aal ku aadan Siilaanyo dhaxalbuu katagayaa oo dhawaan uu yiri madaxweynaha ayaana kujawaabay in arinkan uu yahay mid uu kaga hadalayo in siilaanyo dadkiisa nabad uu ladoonayo waa qabiilka uu maa mulka uyahaye HALKAN KADAAWO MUUQAALKA dhinac kale bulshadii madashaasi kusugnayd ayaa siweyn ugu […]

February 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Muuqaal Maamulka Khaatumo Oo Shir Weyn Maanta Kuqabtay Widhwidh Iyo 200 Ergo Oo kasooqayb galay

Widhwidh xukuumada maamulka khaatumo ayaa waxa ay maanta shir uqabatay in kabadan 200 oo ergo oo ka kala yimi gobolada iyo degmooyinka maamulka khaatumo shirkan ayaa waxaa kusugnaa dhamaan labada gole ee maamulka khaatumo waxaana ugu horayn halkaasi kahadalay wasiirka amniga khaatumo isagoona kahadalay wadahadalada khaatumo iyo somaliland oo meel wacan maraya HALKAN KADAAWO MUUQAALKA […]

February 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Daawo:Ninkii ay ku dhacday dhacadadii dhawaan ka dhacday Hargeysa oo hadlay iyo Malxiisadii Ninka isku badashey-Vido

Magaalada Hargeysa waxa dhawaan ka dhacday arrin ugub ku ah araga iyo waliba dhagaha dhaqanka Soomaalida kadib markii aroos ka dhacay mid kamid ah xaafadaha magaalada Hargeysa ay Marxiisadii aroosku mudo kadib nin isku badashay. HALKAN KA DAAWO VIDEO

February 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Daawo: Dagaal halis ku ah Shabaab oo laga abaabulayo Magaalooyinka Gobalka-Video

 Guluf Dagaal oo aad u xoog badan ayaa waxaa uu xiligan ku wajahan yahay Gobolka Jubadda Dhexe oo ah gobolka kaliyaha oo ay si buuxda u maamulaan Al-Shabaab. Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan Janan ayaa waxa uu sheegay in ay diyaariyeen Ciidamadii ururka Al-shabaab ka saari lahaa Gobolka Jubbada Dhexe. HALKAN KA DAAWO VIDEO […]

February 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Dad Soomaalia ah oo ka soo laabtay Dalka Yeman oo markii ay Garoonka Muqdisho ka soo degaan ka aamusiin wayey iyo sababta-Video

Shalay waxaa laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho 106 ruux oo soomaali qoxooti ah kuwaas oo laga keenay dalka ay dagaaladu ka socdaan ee Yemen. HALKAN KA DAAWO VIDEO

February 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Sheekh Shariif Oo War Kasoo Saaray Saddex Arrin Oo Dalka Ka Jirta Kuna Baaqay In-Video

Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Saddex arrin oo dalka ka jirta kuwaasi oo u baahan in xilligaan laga gudbo, sidoo kalen waxa uu jeediyey baaq muhiim ah. Sheekh Shariif ayaa ka hadlay musiibada dabkii shalay ka kacay Bakaaraha, waxaana uu sheegay iney ahayd arrin ay aad uga naxeen, isaga oo Alle uga […]

February 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Cabdiwali Gaas oo afka Furtay una hadlay Sidii Qof Riwaayadeynaya iyo Fashil soo food saaray Hanjabaad uu shacabka u diray-Video

Madaxwyanaha maamulka Puntland C.wali Gaas ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay arimo kala duwan oo Quseeya Puntland iyo Isbadalka Dawladda Dhexe ee Soomaaliya oo Rajo wanaagsan uu ka muujiyey, waxaana ugu horayn wax laga waydiiyey waxyaabaha u Qabsoomay maamulkiisa inta uu Xilka Hayey. Gaas ayaa wuxuu ka hadlay Culayska uu leeyahay Xilka Madaxwayne,  Wuxuuna […]

February 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Sawir: M/weyne Ali Khaliif iyo maamulkiisa oo la kulmay xubno u adeegayaal u ah SL.

Wararka naga soo gaadhaya degaanka Xidhxidh ee Koofurta Gobolka Sool ayaa sheegaya inay halkaasi ay Kulan ku yeesheen  Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo ay weheliyaan xildhibaano iyo waxgarad kale oo la shaqeeya  oo dhinac ah iyo Xubno ka tirsan maamulka Somaliland. Xubnaha dhinaca Maamulka Somaliland ka socda ayaa la sheegay inay ka mid […]

February 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo laga hor istaagay In uu tago Suuqa maanta Dabku ka kacay ee Bakaaraha{Sababta}-Video

Warar naga soo gaaray madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo laga hor istaagay inuu booqasho ku tago Suuqa Bakaaraha. ATaliska hay’ada danbi baarista iyo saraakiil kale ayaa udiiday in madaxweynaha DF uu booqdo suuqa bakaaraha sababo la xariira amaankiisa.Saraakiisha ayaa sheegay ineysan ku kalsooneyn amaanka Suuqa Bakaaraha, ayna dhici karaan weeraro qarsoodi […]

February 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • ahmed: Horfadhi nin is huba ayaa faana waa runtiis madaxwayne Gaas ciidan uu ku faano ayuu haystaa..
  • abdisalam: Waa wasiirkii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee qaabkan kalsoonida iyo masuuliyadu ku dheehan tahay ugu war...
  • wiil aadan cigale: war cali ordaaye miyaydaan wali warkiisa dayn
  • wiil aadan cigale: faan maahee soomaali oodhan baa markhaati ka ah inaan oogta ka dulshidano meeshii lagu sheego ugus...
  • Jama: xoolo foqol xoolo. Hawiye dameeraale isagaa is qarxinaya, ma darood baa qarxinaya kaalya?