|

Vedio” Shir Lagu Taageersan Yahay Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland oo Buuhoodle Ka Dhacay” Laguna Diidan Yahay Go,aankii G11Ka

Shir Balaadhan oo Lagu Taageersan Yahay Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland Isla Markaana Looga soo Horjeedo Qaarkamid ah Xubnihii G11 oo iyagu sheegay in Dib Loo Dhigo Wadahalka Labada Maamul ayaa Maanta ka Qabsoomay Magaalada Buuhoodle.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Shirkani Waxaa ka Qayb Galay Madaxwaynaha Khaatumo Pro Cali Khaliif iyo Labada Gole ee Maamulka Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle iyo Masuuliyiin Kale oo Iyagu Madashaasi Goob Joog ahaa Waxaana Siwayn Looga Hadlay in La Wado Wadahalka Labada Maamul.

 

Cali Dhagjar

Dhagjar12@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=31617

Posted by on Jan 31 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...