|

Vedio” Abwaan Axmed Nuur Maxamed Cabdile oo Tix Gabay ah u soo Diray Isimada Khaatumo

Abwaan Axmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kami ah Abwaaniinta Reer Khaatumo Ayaa Ka Hadlay Xaalada Guud ee Deegaanada khaatumo Abwaanka ayaana Dhinaca Kale ka Hadlay Colaada ka Taagan Deegaanada Khaatumo Xiligan.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Abwaanka Ayaana Gabay Qiimo Badan u soo Diray Bulshada Reer Khaatumo Gaar ahaan Isimada Waxaana ugu Baaqay in La Taageero Dhamaan Hawlaha uu Wado Maamulka Khaatumo Xiligan oo uu sheegay in Maamulku Gaadhay Horumar.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=31625

Posted by on Jan 31 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Vedio” Abwaan Axmed Nuur Maxamed Cabdile oo Tix Gabay ah u soo Diray Isimada Khaatumo”

  1. Wallaahay. Gabay iyo lahjadtoona inaadan
    Dhulbahante ahaayn .Ee iska.aamus .
    Daa yohow humi.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?