|

Garaadka Guud ee Khaatumo Garaad Jamac Garaad Cali oo Dubai Kula Kulmay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed( Sawiro)

Garaadka Guud ee Deegaanada Khaatumo Garaad Jamac Garaad Cali Ayaa Wadanka Imaaraadka Carabta oo uu Gaadhay Maalin Ka Hor Kula Kulmay Garaad Saleebaan garaad Maxamed oo Wadankaasi u Jooga Hawl Caafimaad oo Garaadku uu Haatan ku Jiro Isbitaal Wadankaasi Kuyaala.

 

Garaad Jamac Garaad Cali iyo Xubno Kamid ah Jaaliyada Khaatumo Ayaana Booqasho ugu Tagay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Labada Garaad Ayaana Iska Waraystay Xaalada Guud ee Wadanka oo Haatan Abaaro Xoogani Ka Jiraan iyo Biyo la,aan Baahsan oo Xiligan Taagan.

 

Garaad Jamac Ayaana u Duceeyey Garaad Saleeban inuu Ilaahay Caafimaad Taab ah siiyo Waxana Labada Garaad Lagu Wadaa inay Kulamo La Qaadan Doonaa Jaaliyada Guud ee Wadankaasi ee Ka soo Jeeda Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn” Waxana Labada Garaad Ku Balameen Kulamo Kale oo Gaar ah.

 

Gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo ee Imaaraadka Ahmed Xaaji Cabdale

 

16359290_1326216134088962_1706317088_n

16426408_1326231114087464_131046562_n

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=31655

Posted by on Jan 31 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...