|

Vedio” Qiimaha iibka Qiimaha Xoolaha oo Kor u Kac Balaadhan Ku Yimid

Qiimaha iibka Xoolaha ee Saylada Buuhoodle Ayaa Hoos u Dhac Balaadhan Laga Dareemayaa Xiligan Waxaana Qaarkamid ah Dilaaliinta Buuhoodle oo La Hadlay Warbaahinta Ay ka Dariyeen Xaalada Haatan ee Xoolaha Kala iibsiga.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Arimahaasi Ayaana Waxaa Saldhi u ah Xaalada Abaareed ee Haatan ka Taagan Deegaano Badan oo kamid ah Somalia oo Laga soo sheegayo Abaaro iyo Biyo La,aan Baahsan oo Xiligan Deegaankaasi ka Taagan Qaybo kamid ah.

 

Horufadhi@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=31598

Posted by on Jan 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...