|

Vedio” Dadwaynaha Reer Buuhoodle oo Aragtidooda ka Dhiibtay Hakinta Somaliland ee Adeega Zaadka

Dhawaan Bay ahayd Markii Xukuumada Somaliland Ku Dhawaaqay in Adeega Zaadka oo ah Adeeg Siwayn Looga Istimaalo Guud ahaan Deegaanada Khaatumo inay Joojinayso in Adeegaaasi Wax ka Yar 100$ aan Lagu Istimaali Karin Isla Markaana Waxay Somaliland Sheegtay in Adeegaasi loo Bedelay Shilin Somaliland.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

 

Dadwaynaha Reer Buuhoodle Ayaana Sheegay in Go,aankaasi Ma soo Baxay Maamulkaasi Hargaysa Guud ahaan aanu Saamayn Dooni Shacabka Deegaanada Khaatumo ee Xiligan Abaaro iyo Biyo La,aan Baahsani Ka Jiraan Deegaano Badan.

 

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=31575

Posted by on Jan 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...