|

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo loo doortay Moussa Mahamat Faki

January 30 (Jowhar)—Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika ayaa loo doortay Moussa Mahamat Faki oo u dhashay dalka Chad kadib markii uu ka guuleystey Wasiirka Arrimaha Dibbada ee dalka Kenya Amina Mohamed.

 

 

Dowlada Kenya ayaa waxa ay dadaal xoog leh bilihii la soo dhaafay ugu jirtey inay Amina Mohamed oo ka soo jeeda Soomaalida Kenya ay noqoto qofkii ugu horeeyay ee Kenyan ah oo xilkaas qabta.

 

Moussa Faki oo dhashay 1960kii ayaa ka soo qabtay dalkiisa xilal badan waxana uu ahaa ra’iisal wasaaraha dalka Chad  2003- 2005. Faki, ayaa sidoo kale waxa uu ahaa Wasiirka Arrimah Dibada tan iyo sanadkii  2008.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=31571

Posted by on Jan 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...