|

Fadlan Caawi Dhibane Cabdinaasir Farxaan Xuseen Oo Cunug Yar Ah Baadiyaha Kudhiban

Cabdinaasir farxaan waa dhibane xanuunsan waxa uuna ku xanuunsanayaa baadiyaha degnamada widhwidh

c/naasir oo aan booqnay waxaa naloosheegay in uu xanuunkan uu yahay mudo 6 sanadooda qoyskiisuna uu yahay mid danyara kuna noola baadihaya

hadaba qoyskan ayaa waxaa siweyn usaamiyey abaartan waxba mareebtada ah waxaana tiro xayn adhiya oo ay haysteen ay noqdeen kuwo Sixowliya Ubakhtiya

                HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

C/naasir Waxaa laqu qaadi jiray dameer waa marka reerku guurayo balse yaduna waa itaal gabtay halka ay halistahay in ay yana baqtido

culimada iyo wax garadka widhwidh oo ukacay ayaa islaamka kacodsaday in ay soocaawiyaan cunugan dhalaanka ah ee qoyskoodu caydhoobeen isna xanuunku mudada dheer uu hayey

c/naasir waa dhalaan yar xanuunkiisana wax laga qaban karo hadii uu helo walaalo isgarab taaga

Fadlan kala xidhiidh Shiikhal baladka widhwidh shiikh cabdiraxmaan ciise xaaji maxamuud +252 63 4492501

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=31514

Posted by on Jan 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...