Home » January 31st, 2017 Entries posted on “January, 2017”

Garaadka Guud ee Khaatumo Garaad Jamac Garaad Cali oo Dubai Kula Kulmay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed( Sawiro)

Garaadka Guud ee Deegaanada Khaatumo Garaad Jamac Garaad Cali Ayaa Wadanka Imaaraadka Carabta oo uu Gaadhay Maalin Ka Hor Kula Kulmay Garaad Saleebaan garaad Maxamed oo Wadankaasi u Jooga Hawl Caafimaad oo Garaadku uu Haatan ku Jiro Isbitaal Wadankaasi Kuyaala.   Garaad Jamac Garaad Cali iyo Xubno Kamid ah Jaaliyada Khaatumo Ayaana Booqasho ugu Tagay […]

January 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Abwaan Axmed Nuur Maxamed Cabdile oo Tix Gabay ah u soo Diray Isimada Khaatumo

Abwaan Axmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kami ah Abwaaniinta Reer Khaatumo Ayaa Ka Hadlay Xaalada Guud ee Deegaanada khaatumo Abwaanka ayaana Dhinaca Kale ka Hadlay Colaada ka Taagan Deegaanada Khaatumo Xiligan.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Abwaanka Ayaana Gabay Qiimo Badan u soo Diray Bulshada Reer Khaatumo Gaar ahaan Isimada Waxaana ugu Baaqay in […]

January 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Shir Lagu Taageersan Yahay Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland oo Buuhoodle Ka Dhacay” Laguna Diidan Yahay Go,aankii G11Ka

Shir Balaadhan oo Lagu Taageersan Yahay Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland Isla Markaana Looga soo Horjeedo Qaarkamid ah Xubnihii G11 oo iyagu sheegay in Dib Loo Dhigo Wadahalka Labada Maamul ayaa Maanta ka Qabsoomay Magaalada Buuhoodle.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Shirkani Waxaa ka Qayb Galay Madaxwaynaha Khaatumo Pro Cali Khaliif iyo Labada Gole ee […]

January 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Trump oo oo Shaqada ka eryey Xeer ilaaliyihii guud ka dib markeey dhaliishay wareegtadiisii.

Donald Trump ayaa shaqada ka eryay xeer ilaaliyaha guud ee dalka Mareykanka , ka dib markii ay su’aal galisay sharcinimada mamnuucitaanka qaxootiga. War qoraal ah oo ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka ayaa lagu sheegay in Yates “ay khayaantay” waaxda cadaaladda Sally Yates, oo madaxweynihii hore si kumeelgaar ah ugu magacaabay in […]

January 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO- Saleebaan Gaal oo Faysal Waraabe ku qoslay kana hadlay Mudo kordhinta mamulkooda-Video.

Odey Saleebaan Gaal ayaa ku qoslay hadal uu Faysal Waraabe sheegay kaasoo ahaa in shacabku weerari doonaan xafiisyada guurtida. HALKAN KA DAAWO…. Maamulka Somaliland iyo horjoogyaasha xisbiyada ayaa isku jiq ah, ayagoo ku jaha wareersan sidii loo sameyn lahaa mudo kordhin kale oo dheeraad ah. Horufadhi.com@gmail.com  

January 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Hal Malyan oo ruux oo Saxiixay inaan Trump soo gelin Dalka Britain.

In ka badan hal Malyuun oo ruux oo shacabka reer Ingiriis ah ayaa saxixay Qaraar ku baaqaya inaan dalka loo ogolaan inuu soo galo Madaxweynaha Maraykanku maadama uu faquuqay dalal badan oo Muslim ah dadkooda oo qaarkood xaq u lahaa inay galaan Maraykanka ka dib kolkii ay heleen Viisayaal. Dadkan ayaa saxiixooda ay tahay in […]

January 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Fadlan Caawi Dhibane Cabdinaasir Farxaan Xuseen Oo Cunug Yar Ah Baadiyaha Kudhiban

Cabdinaasir farxaan waa dhibane xanuunsan waxa uuna ku xanuunsanayaa baadiyaha degnamada widhwidh c/naasir oo aan booqnay waxaa naloosheegay in uu xanuunkan uu yahay mudo 6 sanadooda qoyskiisuna uu yahay mid danyara kuna noola baadihaya hadaba qoyskan ayaa waxaa siweyn usaamiyey abaartan waxba mareebtada ah waxaana tiro xayn adhiya oo ay haysteen ay noqdeen kuwo Sixowliya […]

January 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Qiimaha iibka Qiimaha Xoolaha oo Kor u Kac Balaadhan Ku Yimid

Qiimaha iibka Xoolaha ee Saylada Buuhoodle Ayaa Hoos u Dhac Balaadhan Laga Dareemayaa Xiligan Waxaana Qaarkamid ah Dilaaliinta Buuhoodle oo La Hadlay Warbaahinta Ay ka Dariyeen Xaalada Haatan ee Xoolaha Kala iibsiga.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Arimahaasi Ayaana Waxaa Saldhi u ah Xaalada Abaareed ee Haatan ka Taagan Deegaano Badan oo kamid ah […]

January 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Dadwaynaha Reer Buuhoodle oo Aragtidooda ka Dhiibtay Hakinta Somaliland ee Adeega Zaadka

Dhawaan Bay ahayd Markii Xukuumada Somaliland Ku Dhawaaqay in Adeega Zaadka oo ah Adeeg Siwayn Looga Istimaalo Guud ahaan Deegaanada Khaatumo inay Joojinayso in Adeegaaasi Wax ka Yar 100$ aan Lagu Istimaali Karin Isla Markaana Waxay Somaliland Sheegtay in Adeegaasi loo Bedelay Shilin Somaliland.   HALKANI KA DAAWO VEDIO     Dadwaynaha Reer Buuhoodle Ayaana […]

January 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo loo doortay Moussa Mahamat Faki

January 30 (Jowhar)—Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika ayaa loo doortay Moussa Mahamat Faki oo u dhashay dalka Chad kadib markii uu ka guuleystey Wasiirka Arrimaha Dibbada ee dalka Kenya Amina Mohamed.     Dowlada Kenya ayaa waxa ay dadaal xoog leh bilihii la soo dhaafay ugu jirtey inay Amina Mohamed oo ka soo jeeda Soomaalida Kenya […]

January 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...
  • NINA: Ha huursanaado dherigu kkkkkk