Home » December 31st, 2016 Entries posted on “December, 2016”

Daawo Horudhaca- Barnaamij Xiisa badan Noocyada dhalinyarada qurbaha-Video.

Assalamu Calykum Waraxmatulahhi Wabarakatuhu Mid ka mida mushkiladaha ugu waawayn ee haysta jaaliydaha Soomaalida ee qurbuhu waa mushkiladaha dhaliinyarada. Si xal loogu helo waa in marka hore la isla fahmaa mushkiladu waxa ay tahay. Waxa aan duubay afar barmaamij oo aan ku falanqaynayo qaybaha ay ka kooban yihiin dhaliinyarada Soomaalida ee qurbaha degani. HALKAN KA […]

December 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

XOG AKHRISO:Emailka Feysal Waraabe oo la jabsaday iyo xog yaab leh oo laga helay Midnimo Soomaalinmo oo uu doonayo iyo sir kale…..

Fadeexad siyaasadeed ayaa lasoo daristay Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland Faysal Cali Waraabe. Saxaafada Somaliland ayaa heshay Emailo sir ah oo ay isdhaafsadeen Faysal Cali Waraabe iyo saraakiil ajaanib ah. Emailadan ayaa la helay kadib markii la jabsaday ciwaankii uu isticmaalayay tan iyo sanadkii 2009-kii. Qoraalada la helay waxaa ku jira fariin ay isweydaarsanayaan Feysal Cali […]

December 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Xukuumada Khaatumo oo wada maamul Daadajin iyo Deegamada maamulka laga dhisayo.

Xukuumada Madaxweyne Ali Khaliif Galaydh ayaa todobaadyadii u danbeeyey ku mashquulsan Hab maamul baahin ah, kaasoo golaha wasiir ee xukuumadu ay horboodi doonaan , qorshahan ayaa madaxweynuhu asagoo hawl shaqo ah u qaybinayey golaha wasiirada, golaha wakiilada iyo odayaasha deegamada lagu wado in laga dhiso maamul buuxa. Magaalooyinka maamulkooda dib loo habeynayo oo horey maamul […]

December 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Madaxdhaqameedka G Cayn iyo Culimo ka soo qaybgashay Xaflad Lagu Qabtay Xarunta Agoonta ee Buhodle

Culumada Diinta Buuhoodle iyo Waxgaradka Buuhoodle ayaa ka Qayb Galay Xaflad Balaadhan oo Loo Qabtay Ardayda Dhigatay Macadka Salama oo ah Xarunta Agoonta ee Buuhoodle Kaasi oo haatan Iftiinka Waxbarasho Laga Dareemayo Carruur Badan oo Agoon ah Wax lagu Baray.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Maamulka Macadkaasi Salama C/raxmaan Saleebaan Maxamuud Awmuuse ayaana Halkaasi […]

December 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Waraysigii M/Weyne oo Dhamayrtiran, Su’aalo iyo Jawaabo waafi ah +Dalalka Caalamka ee wadahalada ku leh-Video.

Madaxweynaha Khaatumo Dr- Ali Khaliif Galaydh ayaa waraysi dheer bixiyey, wuxuuna ka hadlay arimo badan, sida wada hadalada Khaatumo iyo Somaliland , qodobadii Adis Ababa, Midnimada Soomaaliya, aragtidiisa Puntland iyo Qodobo fara badan. HALKAN KA DAAWO….. Wuxuu mid mid uga jawaabay su’aalo fara badan oo dhamaantod ahaa kuwa muhiim ah. Horufadhi.com@gmail.com  

December 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Cumar C/Rashiid oo la kulmay xildhibaanada Galmudug laga soo doortay & Waxa uu balan qaaday-SAWIRO.

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa shalay kulan ah la qaatay Xildhibaanadda labada Aqal ee dhawaan laga soo doortay deegaanadda Galmudug, Kulankan ayaa ka qeyb ka ahaa kulamada Musharaxiinta Madaxweynaha ay la qaadanayaan Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay deegaanada maamul goboleedyada. Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka codsaday Xildhibaanada laga soo doortay […]

December 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo-Guud ahaan dalka Suuriya oo Xabad joojin laga hergeliyey & Maraykanka oo aan Lug ku yeelan-Video.

Xabbad joojin dalka oo dhan ah oo ay ku heshiiyeen dawladda Suuriya iyo kooxaha fallaagada ahi ayaa dhaqan gashay. Heshiiskan oo ah isku daygii u dambeeyey ee lagu doonayo in lagu soo af-jaro dagaalka sokeeye ee lix sano ku dhawaadka socday, ayaa waxa ka odayeeyey Ruushka iyo Turkiga waxaana taageeray dalal ay Iran ka mid […]

December 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Horudhac waraysi xiisa badan MD-Dr Galaydh, miyaad midnimadii ka tanaasushay, Hadalada wasiirada Hargaysa-Video.

Waraysi xiisa badan ayaa laga qaaday Madaxweynaha Khaatumo Dr Ali Khaliif Galaydh, wuxuu ka hadlay amuuro badan, oo masiiri ah, waraysigan waxa qaaday Wariye Khadar Cawl. HALKAN KA DAAWO…. Waraysigan waxaa asagoo buuxa idin soo gudbineynaa dhawaan insha Allaah. Horufadhi.com@gmail.com

December 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweyne Obama oo amray in 35 Diblumaasi oo Ruush ah dalka uga baxaan 72 saacadood.

Madaxweyne Obama ayaa amar ku bixiyey in la eryo 35 diblomaasi oo Ruush ah, taasoo jawaab u ah wax uu ku tilmaamay bahdilka ay xukuumadda Ruushku ku hayso saraakiil Maraykan ah iyo arrimihii weerarka xagga Internetka ee xilligii ay doorashadu socotay. Mr Obama ayaa ku tilmaamay tallaabadaas inay tahay jawaab ku haboon juhdiga ay Ruushku […]

December 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Hay’adda Heritage oo Daraasad ka Sameysay Colaadda Gaalkacyo Gaas iyo Guuleed oo eedo hor leh wajahay-VIDEO

Daraasad ay soo saartay hay’adda Cilmi baarista ee Heritage Somalia ayaa digniin ku bixisay inaan la dhayalsan xal u helidda colaadda soo noqnoqota ee ka oogneyd magaalada Gaalkacyo. Hay’adda ayaa daraasaddeeda waxa ay tilmaantay in magaalada Gaalkacyo ay tahay magaalada keliya ee u kala qaybsan laba maamul oo kala duwan. Hay’adda ayaa sheegtay in xal […]

December 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...