|

Weerar ka dhacay Duleedka Horufadhi oo laba ruux lagu diley.

Duleedka Koonfur galbeed ee wadada Horufadhi iyo Sool ayaa lagu diley laba ruux oo deegaanka u dhashay, waxana weerarkan qaaday maleeshiyaad ka soojeeda bariga Burco, wararka ayaa sheegaya in laba ruux dhinteen hal qofna dhaawacmay.

Wararka ayaa sheegaya in labada ruux ee la diley mid ka mid ah , uu waayeel ahaa, halka ruuxa kalena ahaa wiil dhalinyaro ah. Kooxdan ayaa jidka isku xidhay magaalooyinka Horufadhi iyo Sooljoogto u galay gaar ahaan halka loo yaqaano Geel didista.

Tasaafiil dheeraad ah lagama hayo sababta dadkan loo laayeey, waxana deegaanka ka jira abaaro xoogan oo sababay in xooluhu dhamaaday ayadoo haatan colaadani walaac balaadhan keentay.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=29692

Posted by on Dec 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: \qurun Qaatumo, kolba dhan aa la jiraa, wax lee soo kordhin faysal dhurwaa iyo cali ordaaye.
  • jama raabi: waxaan u arkaa amuur lagu farxo in madaxweyne farmaajo la kulmo faysal caliwaraabe iyo prof. cali khaliif...
  • Abdi: Md. Farmaajo waa madaxweynaha Soomaaliyeed. Prof. Cali Khalif Gallaidh waa Madaxweynaha Mamulka Khatumo State....
  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...