|

DEG DEG:Shiikh Cali Dheere oo si dirqi ah kaga baxsadey Sirdoonka Mareykanka iyo warar sheegaya …

 War hada kusoo dhacay Horufadhi.com oo ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in Afhayeenka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage Dheer uu si dirqi ah kaga badbaaday sirdoonka dowladda Mareynkanka.

Deegaan uu kaga sugaa gobolka Galgaduud ayaa la sheegay in sirdoonka ay ka war heleen, islamarkaana waxay damceen iney weerar ku qaadaan, balse Cali dheera ayaa meesha degdeg uga tagay.

Markii uu meesha ka maqan yahay ku dhowaad 30 daqiiqo waxaa la sheegay in diyaarado dagaal ay goobta gaareen, balse uuba isaga iyo ciidankiisa meesha joogin.

Al-shabaab saraakiishooda waxaa raadinaya ciidamada dowladda Mareykanka, waxaana ay doonayaan iney gacanta kusoo dhigaan mardhow ama mar dheer.

Waxaa jira saraakiil  badan oo Al-shabaab ah, islamarkaana ku dhintay weerarada ay geystaan ciidamada Mareykanka.

 Wararka Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=29627

Posted by on Dec 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Ceegaag. Duq birqaaye, waa naanays wanaagsan. Ishaad ka riday, Somaliya waxa ka hadhay inta...
  • Rasta buuni: Burco miyaad iskala jeclaatay in wax lugu kufsado..burco dhakhtar ayaa loo keenay meesha lugu kufsaday...
  • Ceegaag: Horta wax deked Somaliyed la yidha ma jirto, wayo deked walba qabiil baa mulkiyay. Sidii loo yiri ciidanlii...
  • Jamaal: Hhhhhhhh baleeg waxaad news joogna dhigeysid
  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...