|

DAAWO:Formaajo iyo Cabdiraxmaan Ciro oo midnimada Somalia isla meel dhigay+Somaliland oo fadeexad hor leh-VIDEO

Ra’isilwasaarihii hore Ee Soomaaliya iminkana ah Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in Kulan uu La Qaatay Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Ahna Gudoomiyahaha Golaha Wakiilada Soomaaliand Cabdiraxmaan Ciro.

Farmaajo ayaa sheegay in kulankaasi uu ahaa Mid wanaagsan islamarkaasina ku Soo Dhamaaday Jawi is afgarad ah iyo walaaltinimo ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxa uu Sheegay in Wax yaabo badan ay isla Meel Dhigeen kulankoodana uu ka dhacay Magaalada Nairobi Ee Caasimada Wadanka Kenya.

Wararka Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=29635

Posted by on Dec 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...