|

DAAWO:Dadkii ka danbeeyey dilka Safiirkii Giriiga u fadhiyey Brazil oo la qabtay iyo warar dheeri ah-VIDEO+SAWIRO

Ciidamada booliiska dalka Brazil ayaa gacanta kusoo dhigay Sargaal katirsan ciidanka booliiska iyo Xaaska Safiirkii dalka Gariiga u fadhiyay Dalka Brazil, kuwaa oo ka dambeeyeen falka lagu dilay safiirka.

Meydka Amb. Kyriakos Amiridis ayaa laga helay xaafad kutaala magaalada Rio, waxaana ciidamada bilaabeen howlgal lagu baadi goobayay cidii ka dambeeysay dilkaasi loo geestay safiirkii Gariiga u fadhiyay Brazil.

Ciidamada booliiska Afhayeen u hadlay ayaa sheegay in sargaal katirsan ciidanka booliiska uu ka dambeeyay dilka loo geestay safiirka, waxaana sargaalka dilka geestay la sheegay in xariir hoose uu la lahaa xaaska safiirka oo iyana wax ka maleegtay qorshahha dilka.

Sargaal u hadlay booliiska magaalada Rai ayaa sheegay in dilka safiirka qirteen in ay ka dambeeyeen sargaal booliiska katirsanaa oo lagu magcaabao Sergio Gomez Moreira iyo xaaska safiirka oo u dhalatay dalka Braxol.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Booliiska ayaa wada baaritaano dheeraad ah oo ku saabsan dilka loo geestay safiirkii u fadhiyay dalka Gariiga dalka Brazil, waxaana dilkan uu si weyn u hadal haya Warbaahinta dalka Brazil oo warbixono kala duwan ka qoraya

Wararka Horufadhi.com@gmail.com

braz_3

braz_1

braz_2

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=29641

Posted by on Dec 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Ceegaag. Duq birqaaye, waa naanays wanaagsan. Ishaad ka riday, Somaliya waxa ka hadhay inta...
  • Rasta buuni: Burco miyaad iskala jeclaatay in wax lugu kufsado..burco dhakhtar ayaa loo keenay meesha lugu kufsaday...
  • Ceegaag: Horta wax deked Somaliyed la yidha ma jirto, wayo deked walba qabiil baa mulkiyay. Sidii loo yiri ciidanlii...
  • Jamaal: Hhhhhhhh baleeg waxaad news joogna dhigeysid
  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...