|

DAAWO:Cabdiraxmaan Ciro oo aan waxba u reebin Muuse Biixi Ciro oo Beeshii Isaaq ku kacdey Suldaan hadalo kulul ku karbaashay iyo Fadeexadii kulankii Formaajo oo-VIDEO

C.raxmaan Cirro oo dhowaan Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa Eedayn balaadhan u soo Jeediyey Muuse Biixi Cabdi, Wuxuuna ka waramay dagaaladii Sokeeye ee uu ka qayb galay iyo dad badan oo loo Tirinayo inay ku Maqan yihiin, Wuxuuna sidoo kale Xusay Kelmadii “Anigoo wax dili Kara, Duco Qaadan maayo” oo Muuse Biixi uu horey u yidhi.

“Waa Ayaan Daro,  Dad ay Qoyan tahay Hagardaamadii iyo dhibaatadii ay dalka u gaysteen, oo  ay Muuqdaan Xabaalihii Shacabkii la gumaaday, oo Khayriyada Hargeisa ka lahaa Anigoo wax dili kara duco Qaadan maayo, Inay maanta cid ku eedeeyaan in Maxkamad lasoo taago, Muuse Wuxuu leeyahay dadka Aakhiro ayaan u dirayaa” Ayuu yidhi C.raxmaan Cirro.

Hadalka Cabdiraxmaan Cirro oo horay u dhaliyey Buuq Xoogan, ayaa hadana waxaa soo baxay Warkii soo yeedhay Raysal wasaarihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo  ayaa Sheegay inuu la kulmay C.raxmaan Cirro Islamarkaana ay ka wada hadleen Arimo Quseeya Danta shacabka Soomaaliyeed iyo Sidii loo midan lahaa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan Xasan oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa si Ba’an ugu Jawaabay Hadalka C.raxmaan Cirro, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Dagaaladii sokeeye oo uu sheegay inuu isagu kamid ahaa dadkii ka qayb qaatay.

Wararka Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=29685

Posted by on Dec 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “DAAWO:Cabdiraxmaan Ciro oo aan waxba u reebin Muuse Biixi Ciro oo Beeshii Isaaq ku kacdey Suldaan hadalo kulul ku karbaashay iyo Fadeexadii kulankii Formaajo oo-VIDEO”

  1. Ha wsdhlayso war meesha wax ba laguma hay aan qabyaalad soo U raysa Ahayn ee yaan loo kala hadh in midnimada iyo wada jir ka dalka iyo dadka somaliyeed oo aan kafujino dalka ku kuu yada iyo ugzandheeska iyo guruub kaan dhiig miiratadaa ee Xasan Qoslaye xasan xaraash te iyo dhiig miiratada damjadiid

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Ceegaag. Duq birqaaye, waa naanays wanaagsan. Ishaad ka riday, Somaliya waxa ka hadhay inta...
  • Rasta buuni: Burco miyaad iskala jeclaatay in wax lugu kufsado..burco dhakhtar ayaa loo keenay meesha lugu kufsaday...
  • Ceegaag: Horta wax deked Somaliyed la yidha ma jirto, wayo deked walba qabiil baa mulkiyay. Sidii loo yiri ciidanlii...
  • Jamaal: Hhhhhhhh baleeg waxaad news joogna dhigeysid
  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...