|

DAAWO MUUQAAL:Maydka Saraakiil shabaab ah oo dhawaan weerar kusoo qaaday Afgooye oo lasoo bandhigay iyo arrimo yaab leh-VIDEO

Saraakiisha ku sugan Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose ayaa soo bandhigay maydadka rag la sheegay inay ka tirsanaayeen ururka Al Shabaab oo weerar habeen hore ku soo qaaday fariisimo ay ciidamada Dowladda ku leeyihiin gudaha degmeda Afgooye.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dowladda ayaa soo bandhigtay 3 mayd oo ahaa niman da’ah kuwaas oo kamid ahaa ragii weerarka ku soo qaaday fariisimaha ciidamada.

Nuur Xayir oo ah taliyaha ciidanka amniga ee Gobolka Shabeeladda hoose ayaa sheegay in ciidamadu markii hore ay gacanta ku soo dhigeen seddax ka tirsan Maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday oo dhaawac ah, kuwaasi oo markii danbe u geeriyoodeen dhaawacii soo gaaray, kaddib markii ay goobtii dagaalku ka dhacay ku dhiig baxeen.

Wararka Horufadhi.com@gmail.com

daawo-muuqa-1

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=29654

Posted by on Dec 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: \qurun Qaatumo, kolba dhan aa la jiraa, wax lee soo kordhin faysal dhurwaa iyo cali ordaaye.
  • jama raabi: waxaan u arkaa amuur lagu farxo in madaxweyne farmaajo la kulmo faysal caliwaraabe iyo prof. cali khaliif...
  • Abdi: Md. Farmaajo waa madaxweynaha Soomaaliyeed. Prof. Cali Khalif Gallaidh waa Madaxweynaha Mamulka Khatumo State....
  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...