|

DAAWO:isimada dhulbahante oo jaahwareer ku haya Bulshada Khaatumo iyo Qodobo Soomaalilandna u tudhay Khaatumana u darnaday-VIDEO+AKHRISO

Qaar kamid ah Isimadda dhaqanka ee gobollada SSC oo shir kale ku Qabsaday Tuulada HIGLADA ee bariga Gobolka Sool ayaa waxay soo saareen Qodobo kala duwan oo ay uga hadlayaan wadahadaladii dhawaan ka dhacay magaalada Addis Ababa ee wadanka Ethopai kuwaasoo u dhaxeeyey Somaliland iyo Khaatumo .

Waxay sheegeen inaysan waxba ka ogayn Kulamadaasi, Islamarkaana ayna Qusaynin Qodoboada kasoo baxay Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn, Waxayna mar kale ku baaqeen in la isugu yimaado Shirkii buuhoodle ee ay Horey ugu Dhowaaqeen.

Isimada Go’aanada soo saaray ayaa waxay Qaarkood Horey u qaateen Fikerka maamulka Somaliland iyagoo Fadhigoodu yahay Laascaanod, Sidoo kalana Qaar kamid ah Isimada ka tagay Buuhoodle ayaa sii maray Laascaanood Halkaasi oo ay kula shireen Xubno maamulka Somaliland ka tirsan, Hadana waxay soo saareen Go’aano ay ku diideen in Wada-hadal ay La furaan Madaxda Khaatumo ?

Sidoo kale Isimada ayaa waxaa kamid ah Qaar Horey u qaatay Fikerka maamulka Puntland, Mudooyinkii ugu dambeeyayna uu Saldhigoodu ahaa magaalada Garoowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa is waydiin mudan isimada Dhulbahante maxay tahay sababta ay bulshda jaahwareerka iyo mashquulka siyasadeed ugu hor seedayaan?

Waxaa kaloo yaab leh in isim aaminsan Soomaaliland uu diido wada hadallka Khaatumo iyo Soomaliland Khaatumana uu diido Soomaliladna uu diido,hadana siyaasasi isim lagu sheegay ah.

Hoos ka akhri go,aamada Higlada.

qodobo

5-768x512

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=29666

Posted by on Dec 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

17 Comments for “DAAWO:isimada dhulbahante oo jaahwareer ku haya Bulshada Khaatumo iyo Qodobo Soomaalilandna u tudhay Khaatumana u darnaday-VIDEO+AKHRISO”

  1. Waa qorobo keliya lid ku ah Khaatumo snmna u gacan haadinaya

    • Kuwani ISIMO xalaan ah maha. Waa koox tuug ah oo madaxbanaan. Cidna ma metelaan. Dhulbahantena uma taliyaan, uma adeegaan. Shaydaan baa ku shaqaysta. Dadweynow !!! Iska ilaasha. Waxba haka dhegeysanina. Waa nooc cusub oo badhcad maldahan ah. Cid walba khatar bay ku yihiin.

  2. qashinkan kala macawiisaha waa weyn cid ay matalaan ma leh Simple
    kuligood mushahar ayey ka qataan iidoor iyo dhabayaco sidaas awgeed waxaan odhan lahaa waa huubadii u dambeesay ee diidanayd maamulka khaatumo state oo banaanka is keentay waana guul u soo hoyatay shacahbka khaatumo hadii ay jiridi banaanka u soo baxday.
    bal ilaahay baan idin ku dhaarshaye ila eega ragan ku mamay xoolo isaaq leeyahay iyo dhabacayo ee ka naxay markii khaatumo siyaasad qaboow la ciyaartay cadowga hareeraha inaga xiga guulna ka soo hoyisay ayey is yidhaahdeen maanta qurubkii aad afka galin jirteen la idin ka soo ooday markaa waxaan ay soo malmaluuqeen waa hal bacaad lagu lisay
    dawlada Khaatumo Stete u joojin mayso nin cunaha ka hadlaya oo cumaamad wata dhulbahante waa ka ilbaxay hunguri hadlaya

  3. Asc. Waar shirka waa soo dhawee heenaa, siiga qariya ayaa la yiraahdaa.

    WIYISHII GADOODEE GEESKA RAYSKA GALISAAY!

  4. Khaatumo

    Happy new year muxaafad iyo mucaaradba.

    Iska daaya raad dib u raaca wixii idinka qaldamay.
    7 sano baanu muraayad idiin hor haynay.

    Murti Horaa tidhi;

    Talo waa mar aad gaadhi waydo iyo mar aad garan waydo.
    Noqda maanta kuwii taladooda garta, ku soo dhawaada Jamhuuriyada Somaliland.

    Runta isu sheega, Muuq-disha warkeeda waa haysaan oo intaad kabaheeda tolayseen bay kafantiina tolaysay.

    Puntland, anoon ku talax tegayn, sanka ayay idinka qabsatay.

    Somaliland maanta waa dalka qudha ee qadarin idiin haya, idin xishmeeya, aad isku daaq tihiin. idinkoo isku duuban ku soo biira.

    kkkkk
    kkk
    kk
    k
    k

  5. Wixii Adis ababa kasoo yeedhay cid kasta oo qaadacda waa soo dhaweynayna ina Cali Waraabana ha ahaadee.

  6. #########################################
    Isimadu haday dadkooda la shiraayaan oo aayahooda kala tashanayaan cid u diidi karta ma jirto. Qofka ugu horeeyaa ee taageera baan ahay!
    Mala socotaa Isimadan 2 Garoowe C/Gaas ku bahdilay mooye inta kale tahay Isimo Somalilanders ah???kkkk
    Ha deg degin warkana dhawr!
    kkk
    kk
    k
    k
    k

  7. @@@@@@@@@@@@@@

    Halkaan ka daawo dawlada Somaliland, isimada iyo waxgarad-ka Dhulbahante oo maanta colaadii ka dhaxaysay beelaha walaalaha ah ee Qayaad iyo Bahararsame soo afjaray!

    https://www.youtube.com/watch?v=iHgrFIPOMJ0

    Guul iyo gobanimo

    Viva Dhulbaahante

    Viva Somaliland

  8. $$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$$
    Fardojaan

    kkk

    Waar is deji isimadu waxay ka shaqaynayaan sidii maamul hoos u dejinta Somaliland iyo khaatumo ay weji loo dhan yahay ugu sameeyaan, e.

    Yaan qalo iyo cadho lagaa dareemin!

    Eesh qiyaasak.

    kkkkk
    kkk
    kk
    k
    k

  9. %%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%

    Mida kale mr. Fardojaan 7 sano baad ku lahayd qofkasta, oo dhulbahante madaxa u taaga, isim iyo madaxsiyaasadeed ha ahaadee , waa horgale, xoolaa lasiiyaa, saad baa lagu shubtaa!

    Maxaad adigu xiniinyo iyo xoolo midna ugu kordhin weyday?

    Hawo ka yuus!

    kkkkk
    kkk
    kk
    k
    k

  10. **********************
    Hirad

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Sxb waalahay waad iga qoslisay, ustaad adiga iyo inaabtidaa waa idiin kala dhex baxay, isla dheela!kkk

    Wixii ikiin soo dhexgeliyaaba waa faduul.

    Arooskiina uun naga soo Casuma aniga iyo marwo Faa,isa!
    Waar mayla socotaa?

    Happy new year.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Horufadhi

    Ka weynaada fikrad uu qof aan cid caayin aad masaxdaan. Ceeb mooyee walaahay inaydaan faa,ido ka helayn.kkk

    Hada dadka doodaya markaad qaar fekerkooda masaxdaan kuwa aad ka reebtaan qofka akhriyaa wuxuu moodayaa in dad waalan oo isla hadlaya meesha soo galaan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Karis xun iyadaa ku la,a.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Laaleysooow
    Happy new year indr adiga iyo fàaisa

  13. Thanks Hirad adiga iyo reerkaagana sanad wacan baan idiin rajaynayaa.

  14. shirkii doqon higlo waxaa ka soo baxay wax aan loofadhiyin cid mamatelaan labo ruux oo dhulbahante ahi haddii ay isqabtaan mawada heshiisiin karaan wanaag iyo xumaan midna kuma hagikaraan dadka ay leeyihiin waanu matelaa.waa wada dubjir habaynba reer kale bustaha agdhigto oo lagu wada shaqaysto.yey matelaan.

  15. Rasta buuni!

  16. isimo horgale ah sidee la dhahayaaa siyaasi horgal waa tuug waligiis nin aan tuug ahayn ma noqdo

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...