Loading...
Home » December 31st, 2016 Entries posted on “December, 2016”

Weerar ka dhacay Duleedka Horufadhi oo laba ruux lagu diley.

Duleedka Koonfur galbeed ee wadada Horufadhi iyo Sool ayaa lagu diley laba ruux oo deegaanka u dhashay, waxana weerarkan qaaday maleeshiyaad ka soojeeda bariga Burco, wararka ayaa sheegaya in laba ruux dhinteen hal qofna dhaawacmay. Wararka ayaa sheegaya in labada ruux ee la diley mid ka mid ah , uu waayeel ahaa, halka ruuxa kalena […]

December 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:isimada dhulbahante oo jaahwareer ku haya Bulshada Khaatumo iyo Qodobo Soomaalilandna u tudhay Khaatumana u darnaday-VIDEO+AKHRISO

Qaar kamid ah Isimadda dhaqanka ee gobollada SSC oo shir kale ku Qabsaday Tuulada HIGLADA ee bariga Gobolka Sool ayaa waxay soo saareen Qodobo kala duwan oo ay uga hadlayaan wadahadaladii dhawaan ka dhacay magaalada Addis Ababa ee wadanka Ethopai kuwaasoo u dhaxeeyey Somaliland iyo Khaatumo . Waxay sheegeen inaysan waxba ka ogayn Kulamadaasi, Islamarkaana […]

December 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Cabdiraxmaan Ciro oo aan waxba u reebin Muuse Biixi Ciro oo Beeshii Isaaq ku kacdey Suldaan hadalo kulul ku karbaashay iyo Fadeexadii kulankii Formaajo oo-VIDEO

C.raxmaan Cirro oo dhowaan Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa Eedayn balaadhan u soo Jeediyey Muuse Biixi Cabdi, Wuxuuna ka waramay dagaaladii Sokeeye ee uu ka qayb galay iyo dad badan oo loo Tirinayo inay ku Maqan yihiin, Wuxuuna sidoo kale Xusay Kelmadii “Anigoo wax dili Kara, Duco Qaadan maayo” oo Muuse Biixi uu horey […]

December 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Xubnaha Baarlamaanka maamulka Somaliland oo maanta kuraasta isku qaatay iyo Gacan ka hadal iyo buuq xoogan oo hadheeyey-VIDEO

Waxaa maanta gacan ka hadal iyo buuq xoogan hadheeyey aqalka wakiilada maamulka Soomaaliland kadib markii ay isku qabsadeen sidii loo meel marin lahaa waxa ay ugu yeedhaan miisaaniyad sanadeedka sanadka 2017-ka. HALKAN KA DAAWO VIDEO

December 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Gobolka Sool iyo Sanadka Galbaday ee 2016 Buuggayga Xusuus Reebka

Haddii Alle ila garab-galo waxa aan isku dayayaa in aan soo koobo dhacdooyinkii ugu saamayska iyo hadal-haynta badnaa ee sanadkan Galbaday ka dhacay Gobolka Sool. Waxa kale oo Iyana aynu qaar ka xusi doonaa Dhacdooyin aan Gobolka Sool ka dhicin, balse Saamays Siyaasaddeed iyo mid Bulsho ba ku yeeshay Gobolka. Sanadkii 2016 waxa uu Gobolka […]

December 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Baarlamaanka Soomaalia oo maanta shirkoodii ugu horeeyey isku imanaya iyo qodobo xasaasi ah oo hor yaalla,maxaa kamida qodobada?

Xildhibaanada baarlamaanka ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka, waxayna noqonayaan baarlamaankii 10-aad oo shir ku yeesha xarunta golaha shacabka. Sida uu sheegay guddoomiyaha KMG ee xildhibaanada golaha shacabka Cismaan Cilmi Boqore, waxaa kulanka maanta diirada lagu saari doonaa dhismaha gudiga doorashada guddoonka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa. Cismaan Cilmi, wuxuu sheegay in kulanka maanta […]

December 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Dadkii ka danbeeyey dilka Safiirkii Giriiga u fadhiyey Brazil oo la qabtay iyo warar dheeri ah-VIDEO+SAWIRO

Ciidamada booliiska dalka Brazil ayaa gacanta kusoo dhigay Sargaal katirsan ciidanka booliiska iyo Xaaska Safiirkii dalka Gariiga u fadhiyay Dalka Brazil, kuwaa oo ka dambeeyeen falka lagu dilay safiirka. Meydka Amb. Kyriakos Amiridis ayaa laga helay xaafad kutaala magaalada Rio, waxaana ciidamada bilaabeen howlgal lagu baadi goobayay cidii ka dambeeysay dilkaasi loo geestay safiirkii Gariiga […]

December 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO MUUQAAL:Maydka Saraakiil shabaab ah oo dhawaan weerar kusoo qaaday Afgooye oo lasoo bandhigay iyo arrimo yaab leh-VIDEO

Saraakiisha ku sugan Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose ayaa soo bandhigay maydadka rag la sheegay inay ka tirsanaayeen ururka Al Shabaab oo weerar habeen hore ku soo qaaday fariisimo ay ciidamada Dowladda ku leeyihiin gudaha degmeda Afgooye. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dowladda ayaa soo bandhigtay 3 mayd oo ahaa niman da’ah kuwaas oo kamid ahaa […]

December 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Formaajo iyo Cabdiraxmaan Ciro oo midnimada Somalia isla meel dhigay+Somaliland oo fadeexad hor leh-VIDEO

Ra’isilwasaarihii hore Ee Soomaaliya iminkana ah Musharax Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in Kulan uu La Qaatay Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Ahna Gudoomiyahaha Golaha Wakiilada Soomaaliand Cabdiraxmaan Ciro. Farmaajo ayaa sheegay in kulankaasi uu ahaa Mid wanaagsan islamarkaasina ku Soo Dhamaaday Jawi is afgarad ah iyo walaaltinimo ah. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxa uu Sheegay […]

December 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG:Shiikh Cali Dheere oo si dirqi ah kaga baxsadey Sirdoonka Mareykanka iyo warar sheegaya …

 War hada kusoo dhacay Horufadhi.com oo ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in Afhayeenka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage Dheer uu si dirqi ah kaga badbaaday sirdoonka dowladda Mareynkanka. Deegaan uu kaga sugaa gobolka Galgaduud ayaa la sheegay in sirdoonka ay ka war heleen, islamarkaana waxay damceen iney weerar ku qaadaan, balse Cali dheera ayaa […]

December 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Loading...

Recently Commented

  • Hakiim: Tuuga tuug u dhalay meeshii lagu arko waa in aan la deyn oo talaabo laga qaadaa, waa nin waalan oo aan...
  • Ceegaag: ASC. Qaabkay warqaddu u qoran tahay baaba basaas badani ka muuqataa!
  • Muslimo: Hala eryo oo mariya meeshuu maray Jaalle Cosoble, hirshabeelle, Gaas,Garoowe iyo kan galmudug intaba hala...
  • Muslimo: Mohamed Abullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Hassan Ali Khayre ama meesha how baneeyeen hororada...
  • Qariidahaye: Ali is indho tir iyo kiis kale baad wadaaa arinka meesha yaal ee hawda somaliya oo ad ku qarwi jirteen...