Home » November 29th, 2016 Entries posted on “November, 2016”

Vedio” Guddiga Abaaraha ee Gobolka Cayn oo Maanta Buuhoodle Looga Dhawaaqay

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Lagu Qabtay Xaflad Balaadhan oo Lagu Shaacinayey Xubnaha Guddiga Abaaraha ee Gobolka Cayn Waxana Xaflad Balaadhan oo Loo Qabtay Guddigaas ka soo Qayb Galay Waxgaradka Buuhoodle Ganacsatada iyo Bulshada Deegaanka.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Xubnahaasi Guddiga ayaana ka Kooban 12 Xubnood Waxaana Gudoomiye u ah Caaqil Abdilaahi Xasan Qanbi […]

November 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Shaxda Doorashada iyo Qorshayaasha Miiska saaran, Siyaasiyiinta+Beesha caalamka.

Shabakada Caalamiga ah ee Horufadhi ayaa xidhiidho diblumaasiyadeed ugu kuurgashay shaxda iyo damaca siyaasiyiinta qaar u asteeyeen inay ku wajahaan doorashada cusub ee Soomaaliya, taasoo dabayaqaada bishan lagu wadey inay dhacdo. Shabakada Horufadhi ayaa xidhiidho iyo ilow heer caalami ah oo ay samaysay ku heshay tibaaxo macquul ah oo lagu wado inay noqdaan wadiiqooyinka ay […]

November 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Muuqaal Gudida Doorashada Oo Shaaciyey Hadal Xasan Shiikh Kanixiyey Kana Farxiyey Musharixiinta Kale

Muqdisho Gudida madaxa baxanaan ee doorashooyinka soomaliyeed ayaa waxa ay shaaciyeen waqtiga ay qabsoomayso doorashadu yadoona arinkan uu yahay mid uu siweyn uga naxay xasan shiikh oo doonayey in uu guriga soomaliyeed muda sii fadhiyo hadana waday mashruuc uu rabo in uu baarlamaanka gacacanta kudhigo isagoona yiri gurmad abareed haloobaxo oo uu shaacinaya saacadaha soosocda […]

November 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

XOG CUSUB:Itoobiya oo ku dhagan Cumar Cabdirashiid iyo Imaaraadka oo xaalad kale abuuraya…

Warar dheerad ah oo aan ka heleyno ilo ku dhow dhow Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia, Cumar C/rashiid ayaa sheegaya in sharmaarke uu ku hingoobay dalabkii uu weydiistay Dowlada Ethiopia taa oo la xiriiray Doorashada Somalia. Wararku waxa ay sheegayan in Ra’isul wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo Wasiirka arimaha dibada Workneh Gebeyehu ay u deeriyeen Sharmaarke […]

November 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DHEGAYSO:Wararkii ugu danbeeyey Dagaalo Culus oo shalay ka dhacay Koonfurta Mudug…

Waxaa Xaalad Deganaasho oo aan Cago ku taagneyn laga dareemayaa Degaanka Dumaaye oo hoostaga Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug halkaas oo mudo ka badan Todobaad uu ka soconayay Dagaal u dhexeeya Dad Xoolo dhaqato ah iyo Al-shabaab. HALKAAN KA DHAGEYSO

November 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo-Video:Ururka Xidhiidhka Islaamka iyo Maraykanka oo canbaareeyey weerarkii Colmubus iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed oo ayaguna ka dareen celiyey.

Wararka ka imanaya magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ayaa sheegaya in weerar uu ka dhacay jaamacadda magaaladaasi oo ay dhigtaan dad badan oo Soomaali ah. Wararka ayaa sheegaya in sagaal qof la dhaawacay kuwaasi oo midkood halis yahay. Golaha xiriirka Muslimiinta Mareykanka qeybtiisa Ohio, ayaa cambaareeyay weerarkaasi. Shir jraa’id oo ay golahaasi si wada jir […]

November 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Xirsi oo u jawaabay Tarsan,Una hanjabay Xisbiga Siilaanyo,,Damurkii wadada Ceerigaabo meel ku sheega,,

Xirsi Cali Xaaji Xasan  oo horey usoo Noqday Wasiirka Madaxtooyada maamulka Somailand, Islamarkaana dhowaan ku Biiray Xisbiga Wadani ee C.raxmaan Cirro Hogaamiyo Ayaa ka Jawaabay Hadal kasoo yeedhay Gudoomiyii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan). HALKAN KA DAAWO VIDEO Tarsan ayaa wuxuu dhowaan ka hadlay Qaabka ay ku bilowdeen wadahadalka u dhexeeya maamulka […]

November 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Salaad Roob Doon ah oo Maanta Laga Tukaday Buuhoodle iyo Isimada Gobolka Cayn oo ka Qayb Galay

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Galinkii Hore Laga Tukaday Salaad Roob Doon ah Waxaana Salaada Lagu Tukaday Garoonka Kubada Cagta ee Buuhoodle Waxana ka Qayb Galay Dhamaan Shacabka Buuhoodle gaar ahaan Culumada Deegaanka iyo Isimada.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Dhamaan Dadkii Halkaasi Ka Hadlay ayaana Ilaahay ka Bariyey inuu Raxmaad Deg Deg ah ugu […]

November 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DHEGAYSO:Musharax Faadumo Dayib oo Weerar afka ku qaaday Jaamacada Carabta Iyo Maxamed Siyaad Barre,Sabab?…

Musharax Faadumo Dayib oo ka mid ah Musharixiinta u taagan Doorashadda Madaxtinimadda ee Somalia ayaa hadalkaasi ku sheegtay Wareysi Khaas oo ay siisay Telefishinka Alarabia ee Xaruntiisa Dhexe ku taallo magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. HALKAAN KA DHAGEYSO:

November 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

WARBIXIN:Dood ka taagan ergadii dooran laheyd Xildhibaanada GOBOLADA WAQOOYI

Iyadoo dhowaan lagu wado in magaalada Muqdisho ay ka bilaabato doorashada Labada aqal ee xubnaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa waxaa isa soo taraya is qab qabsi ka taagan ergada matalaysa Gobolada waqooyi ee wax dooraneysa. Is qab qabsiga iyo dooda ka taagan ergooyinka ayaa gaartay heer dib u dhac uu ku yimaado waqtigii […]

November 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...