|

Shir ku saabsan xaalada Abaraaha deegamada SSC & Guud ahaan Jaaliyadda Khaatumo dunida sabtida.

O G A Y S I I S

Asalaamu calaykum

Dhamaan Bulsha waynta reer Khaatumo waxaa loogu baaqayaa KULAN GUUD  TC (Teleconference) ah,  oo lagu dardargelinayo  sidii gacan looga gaysan lahaa xaaladaha ABAARAHA ka jira degaanada Sool, Sanaag iyo Cayn

Kulankaas oo ay ka soo qayb galayaan Xukuumada Khaatumo, Golaha Guurtida Qurba joogta iyo Xubno ka mida golihii G10, Aqoon yahano iyo Odayaal  Waxgarad ahiba.

Maalinta : Sabtida 03/12/2016

Time:      9:00pm East Africa Time

 

Kulankaas waxa ku casuman inay ka soo qayb galaan dhamaan Bulshada ka soo jeeda  Sool Sanaag iyo Cayn ee daafaha dunida ku kala sugan.

 

Si aad u hesho numberka iyo code ka shirka la xidhiidh gudiga Jaaliyada Khaatumo ee degaanka aad ku nooshahay.

 

Mahadsanid

Gudoomiyaha Jaaliyadaha KDO

Mohamed Jebril

Birmingham

UK

oagysiis

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=28052

Posted by on Nov 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...