|

Maamulka Garoowe oo Dib uga Laabtay Go’aankii lagu joojiyey Doorashooyinka

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada dadban ee Soomaaliya Abuukaate Cumar Dhageey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Xal laga gaaray Khilaafkii Arrimaha Doorashada Aqalka Hoose ee Maamulka Puntland.

Cumar dhageey ayaa sheegay in Maamulka Puntland ay ka laabteen Go’aankii ahaa in Gabi ahaanba ay joojiyeen Doorashada Aqalka Hoose ee Puntland ka socotay markii ay u sababeeyeen in ay ka Caroodeen Xubno loogu daray Aqalka Sare Maamulka Somaliland.

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas ayaa la sheegay in Guddiga Doorashooyinka Dadban uu u soo diray Warqad uu ku Cadeynayo in Puntland Go’aankii ay gaartay dib uga laabatay si Doorashooyinka loo sii wado.

Warara Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=28034

Posted by on Nov 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

19 Comments for “Maamulka Garoowe oo Dib uga Laabtay Go’aankii lagu joojiyey Doorashooyinka”

  1. you have to mention the reason why punt land withdraw it decision?although i knew the reason,but you have to mention what caused the withdraw,if you do not know,i am telling the readers that guddiga doorashooyinka dad ban accepted the willing or wish of punt land and you are going to hear soon.

  2. Jaamac

    Sxb miyaad nogu af-Hingriis badan . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Jaamac

    We don’t know what you meant by decision-withdraw and mention . Kkkkkk

    What we know is that puntland’s Vice President who’s just a picture tries to ease selection parliamentary process which has been taking place Garoowe, puntland’s administrative city . Furthermore, the powerful Puntland’ president Gaas who hails Omar mohamud the Biggest majeerteen subclan and predominantly Omar nohamud saleebaan government has objected and allow the process of choosing lower house MPs to be continued.

    Mr picture Vice President who has no control of his own constituency of Buuhoodle , region of Cayn/Togdheer of Republic of Somalia .

    The questions people are asked themselves were will Mr pic go or stay !!!…

  4. Predominantly mohamud saleebaan government of puntland. Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Clearly, we can see that there’s dysfunctional cooperation between two leaders .

  6. Cabdinuur cilmi Qaaye Biindhe baa yaabay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Sorry typing errors as I’m using my new I phone 7 plus. Lolz

    Qaaje Baan u jeeda lolz

  8. What a dysfunctional family (Harti) !!! Kkkkkkkkkkkkkkk

  9. Are they fighting or dating out . ??

    Burco dating is complicated kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Burco number 1 worst dating Somalia city . Hard to get in at the beginning , but long -lasting relationships kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    I have to be patience first kkkkkkkkkkkkkkk

    https://youtu.be/lCUtB9rqjbM

  10. Iiddor liqe,

    Adeerow adaaba ka sii daray Jaamac ingiriis barad, see wax u jiraan kkkkkkk

  11. Wadaniyada Somalinimada Iyo islaamnimo waxay taala hargeysa. Xamar se waxa jooga ugandesse african waxaana hab beeleed ugu hirdamaya majeerteen Iyo hawiye. Haday somalinimo idin ka dhab tahay laalays hargeysa oo miiska wax igula qaybso. Haday se kuu gayso qabyaalad Iyo isaaq nacayb jidkaasi bakhtiga raac. Lol kkkkkkk

    Somalinimadu Hargeysay tala. Hadaad rabto meel Askari somaliyeed joogo waa hargeysa. Hadayse ku hayso cuqdad isaaq nacayb la yidhaahdo xamar Iska tag oo Iska hoos fadhiiso majeerteen Iyo hawiye Iyo ciidamada African ka ah.

    Waxa loo Kala baxa gumaysi diid Iyo gumaysi doon.
    Kii somalinimadu ka dhab tahay hargeysa ha Iska soo xaadiriyo kii kale xamar ha tago. Hargeysa waa gumaysi diid, xamar na waa gumaysi doon.

    Viva our holly republic of Somaliland

    The nation who born 26 June 1960

  12. Sixid

    Laalays = kaalaya

  13. Abraham

    Haw bixin kkkkkkkkkkkk

  14. Ali qiiro jabaan

    Sxb Waa ilaahay mahadii hadad riwaayadii hargiesa Ka baxday aragtayna in Jamuuriyada Somaliya MUQADIS tahay xuduudkeeda . Yeelkeede dadka Soomaliyeed waa u siman yihiin Hargiesa , Boosaaso , Laascanood iyo xamar . Intuba waa Jamuuriyada qarankan Somaliya .

    Qabiil qaran Ma noqdo , Somaliyana xuduudkeeda bilaash ugama hadheyso hadey tahay Burco ama Hargiesa . Marka Dee hada waxaad moodaa inaad Riwaayadii yareyd ka baxday. Lolz

  15. i would like to ask the person named idoor liqe,what do mean idoor liqe?i could not understand the idoor liqi,are you idoor or against idoor?if are not idoor i am going to give the suitable respond,because if you are from dhulbahanate,you have no chance to discuss any matter with somali people,unless you free your land from issaqi,on the other hand i heard that mr keating the un representatives that called punt land the vice prime minister to morrow to come halane to discuss about the matter of the mps of somaliland,i am not sure,but i heard the information from some who have a relation with federal governent.

  16. Iidoor liqe

    Saaxiib xooga dib u eeg waxaan kuu sheegay durba waad Iska qiirootay.
    War anigu Somaliland waligey kama tanaasulayo.

    Madaxbanaanida Somaliland Iyo qaranimadeedu waa muqadas

    However I can make suggestion
    Waxaan soo jeedinaya in shanti somaliyeed la isku keeno oo hab nooca EU da oo kale loogu dhaqan gasho nidaam federal ka EU oo kale.

    Basically Djibouti, Somaliland Iyo somaliya kaga billowno.

    Wada samaysano hab federal ganacsi ah Hadaan sida kale u dhigo single market. Free movement market. Already there is a free movement market ka dhaxeeya Djibouti and Somaliland but we would like to invite somaliya. But the condition is somaliya has to accept our sacred nation. I am sure somaliya appreciate that and be happy with this kind of union. To have a single market, free movement. But always our sacred nation cannot be negotiatable.

    That is what it is all about the talks between Somaliland and somaliya.
    If you are happy this kind of union well come but remember I underline clearly that is not your choice it is the choice of Mogadishu. Mogadishu will be happy any sort of union we suggest. Get on with that my friend.

  17. Ali

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk jabouti recognises you as Somalia state .

  18. Ali

    Daawo taliyaha policeka dalkan dariska nahay jabouti oo sheegaya xaduudka u dhaxeeya Jamuuriyada Somaliya iyo jabouti gaar ahaan Lowyacado . Kkkkkk

    Jabouti waxay ku taqaan somaliya sxb .

    https://youtu.be/WNjBoscJ6nc

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...