|

AKhriso liiska belaha Dir waqooyi oo musharaxiin soo xushay dhankoodana ka boobay Xildhibaanadii Dhulbahante

Guddiga doorashooyinka dadban ee u gaarka ah gobolada woqooyi ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartamaya xubnaha aqalka sare looga qoondeeyey siyaasiyinta ka soo jeeda Beesha isaaq ee Hargeysa kuwaas oo maalmahanba dagaal iyo sadbursi siyaasadeed ka waday magaalada muqdisho ee xarunta dalka somalia

Liiska la soo saaray ayaa waxaa ku qoran 30 musharax oo ku tartami doona 11-ka kursi ee loo qoondeeyey xubnaha ka soo jeeda Beesha Isaaq ee ku soo biiraya aqalka sare ee baarlamanka Somalia.Xubnahan beesha isaaq ee ku sugan Xamar ayaa waxaa ay doonayaan in ay dhac toos ah u gastaan xubnaha Beesha dhulbanate iyaga oo sheeganaya degaanada dhulbahante kuna doodaya in ay degaanadan yihiin dhul Somaaliland ama isaaq;

 

 

woq

woq1

woq2

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=28015

Posted by on Nov 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “AKhriso liiska belaha Dir waqooyi oo musharaxiin soo xushay dhankoodana ka boobay Xildhibaanadii Dhulbahante”

  1. Gobol walba waxa la siiyey saddex Kursi. Gobolladda Woqooyi waa SHAN gobol, waxayna leeyihiin 15 KURSI. Marka, Dhulbahante ha soo doorto AFARTA kursi ee ka dhimman gobolladda woqooyi oo kala ah:
    Gobolka SOOL: 3 Kursi.
    Degmada Buhotle: 1 kursi. Sidaaasna ha ku qanceen.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Soomaali sidaadaba goormaad wax garataan? Caqabaddaha dawladda Federaalka oryaal waa sahlan yihiin. Waxaana...
  • Abdi: Nacas, beenwaas Horufadhi website.
  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...