|

Daawo- Xaqdaradii oo ka dhex qaraxday Dir waqooyi & Gacanta oo isula tageen Xamar gudaheeda-Video.

Mid ka mid ah salaadiinta beesha Isaaq oo la dhaho Suldaan Burhaan Boqor Maxamed ayaa sheegay in weerar lagu ekeeyey odayashii dhaqanka, ee qaybsanayey xubnihii ay ku qaateen magaca gobolada Waqooyi ee Dirta ama beelaha Isaaq ay u saxiixeen Xasan Sheekh, CCC iyo Abdiweli Gaas. Waxana sida muuqata fedhaha ka dilaacay xaqdaradii.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu sheegay inuu Weerar kusoo qaaday Wasiir Maareeye, Islamarkaana uu Afduubtay Suldaan Faarax Maxamuud Maxamed oo kamid ahaa Wafdigii la socday ” Waxaanu la kulanay Ciidan Badan, Suldaanka Xoog ayaa gaadhiga looga Dejiyey, Isagoo dhaawac ah oo Dhiig ka da’ayo ayaa Gaadhiga la saaray, Waxaana Amarka soo bixiyey Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Ciidanka Weerarka Nagu soo qaaday waxaa kamid ahaa Ciidankiisa”.

suldaan

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=28006

Posted by on Nov 29 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...