|

Daawo- Madaxda Khaatumo oo magacowday gudi Abaareed oo matasha dhamaan gobolada SSC+MD Galaydh oo sharaxay-Video.

Madaxda Khaatumo ayaa dhisay gudi abaareed oo heer Khaatumo ah, kuwaasoo masala dhamaan gobolada Sanaag, Sool iyo Cayn, waxayna noqon doonaan kuwa ka hawlgala dhamaan gobolada Khaatumo oo dhan , waxaana hay’adaha caalamiga ah, dawladda deeqaha bixiya iyo ganacsatada SOOMAALIYEED ba loogu baaqay inay dadka abaaraha u gargaaraan, ayna la shaqeeyaan xubnahan .

HALKAN KA DAAWO….

Madaxweynaha Khaatumo Ali Khaliif Galaydh ayaa sheegay inay tahay waajibaad cidkasta saaran sidii wax looga qaban lahaa arimahan guntigana dhiisha la iskaga dhigi lahaa.

Horufadhi.com@gmail.com

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=28011

Posted by on Nov 29 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo- Madaxda Khaatumo oo magacowday gudi Abaareed oo matasha dhamaan gobolada SSC+MD Galaydh oo sharaxay-Video.”

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...