Home » November 30th, 2016 Entries posted on “November, 2016”

Shir ku saabsan xaalada Abaraaha deegamada SSC & Guud ahaan Jaaliyadda Khaatumo dunida sabtida.

O G A Y S I I S Asalaamu calaykum Dhamaan Bulsha waynta reer Khaatumo waxaa loogu baaqayaa KULAN GUUD  TC (Teleconference) ah,  oo lagu dardargelinayo  sidii gacan looga gaysan lahaa xaaladaha ABAARAHA ka jira degaanada Sool, Sanaag iyo Cayn Kulankaas oo ay ka soo qayb galayaan Xukuumada Khaatumo, Golaha Guurtida Qurba joogta iyo Xubno ka mida […]

November 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

USA:COMBATING ILLEGAL FISHING IN SOMALIA.

  Nov. 30, 2016, Kenya COMBATING ILLEGAL FISHING IN SOMALIA Somalia successfully receives a $65,000 fine from the fishing vessel, Greko 1 The U.S. government commends the collaboration demonstrated between the Kenyan and Somali authorities in securing action against the fishing vessel, Greko 1.  The owners of the Belize-registered, Panamanian-vessel were fined for illegal and […]

November 30th, 2016 | Posted in english news,wararka | Read More »

DAAWO:Maamulka KHAATUMO oo 40-Kun oo Dollar ku Wareejiyey Gudiga Abaaraha ee Gobolada Khaatumo iyo Madaxwayne Galaydh oo Goob-joog ahaa-VIDEO

Gudiga abaaraha ee maamulka Khaatumo u xilsaaray gurmadka abaaraha ayaa maanta la hawlgeliyey, waxaana maamulku maanta ku wareejiyeen lacag dhan 40 kun oo dollar taasoo ay kaga qayb qaadanayaan gurmadka abaaraha, lacagtan oo ay maamulka Khaatumo kasoo qaadeen ganacsato degan dalka Jabuuti ayaa waxaa ka warbixiyey madaxweynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh. HALKAN KA DAAWO […]

November 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Maamulka Garoowe oo Dib uga Laabtay Go’aankii lagu joojiyey Doorashooyinka

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada dadban ee Soomaaliya Abuukaate Cumar Dhageey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Xal laga gaaray Khilaafkii Arrimaha Doorashada Aqalka Hoose ee Maamulka Puntland. Cumar dhageey ayaa sheegay in Maamulka Puntland ay ka laabteen Go’aankii ahaa in Gabi ahaanba ay joojiyeen Doorashada Aqalka Hoose ee Puntland ka socotay markii ay u sababeeyeen […]

November 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG+DHAGEYSO:Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose oo maanta ka dhaceysa Muqdisho,Yaa kamida xubnaha ku loo-lamaya?

Sida ay horay u sheegeen guddiga doorashooyinka dadban Doorashada Beelaha Banaadiriga ayaa maanta lagu wadaa in lagu qabto Magaalada Muqdisho HALKAN KA DHAGAYSO CODKA

November 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Ciidan Soomaali iyo Maraykan isugu jira oo weerar ku qaaday saldhigii Al-shabaab iyo waxa dhacay-VIDEO

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran, ay xalay weerar ku qaadeen saldhig ay kooxda al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Tooratoorow, oo u dhow degmada Awdheegle. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ciidamadan, oo meel duleedka deegaankaasi ka ah uga soo degay dayaarado helikabtarro ah, ayaa waxa […]

November 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

AKhriso liiska belaha Dir waqooyi oo musharaxiin soo xushay dhankoodana ka boobay Xildhibaanadii Dhulbahante

Guddiga doorashooyinka dadban ee u gaarka ah gobolada woqooyi ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartamaya xubnaha aqalka sare looga qoondeeyey siyaasiyinta ka soo jeeda Beesha isaaq ee Hargeysa kuwaas oo maalmahanba dagaal iyo sadbursi siyaasadeed ka waday magaalada muqdisho ee xarunta dalka somalia Liiska la soo saaray ayaa waxaa ku qoran 30 musharax oo […]

November 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Madaxda Khaatumo oo magacowday gudi Abaareed oo matasha dhamaan gobolada SSC+MD Galaydh oo sharaxay-Video.

Madaxda Khaatumo ayaa dhisay gudi abaareed oo heer Khaatumo ah, kuwaasoo masala dhamaan gobolada Sanaag, Sool iyo Cayn, waxayna noqon doonaan kuwa ka hawlgala dhamaan gobolada Khaatumo oo dhan , waxaana hay’adaha caalamiga ah, dawladda deeqaha bixiya iyo ganacsatada SOOMAALIYEED ba loogu baaqay inay dadka abaaraha u gargaaraan, ayna la shaqeeyaan xubnahan . HALKAN KA […]

November 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Xaqdaradii oo ka dhex qaraxday Dir waqooyi & Gacanta oo isula tageen Xamar gudaheeda-Video.

Mid ka mid ah salaadiinta beesha Isaaq oo la dhaho Suldaan Burhaan Boqor Maxamed ayaa sheegay in weerar lagu ekeeyey odayashii dhaqanka, ee qaybsanayey xubnihii ay ku qaateen magaca gobolada Waqooyi ee Dirta ama beelaha Isaaq ay u saxiixeen Xasan Sheekh, CCC iyo Abdiweli Gaas. Waxana sida muuqata fedhaha ka dilaacay xaqdaradii. HALKAN KA DAAWO […]

November 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG+DAAWO:Hooyo iyo ilmo yar oo ay dhashay oo Haraad iyo Gaajo ugu dhintay Deegaano-video

waxaa war hada soo gaadhayaa warbaahinta Horufadhi uu tibaaxayaa in degaan jexdin lagu magacaabo oo galbeed ka xiga magaalada Burco ee xarunta Gobalka togdheer ay ku geeriyoodeen hooyo iyo ilmo ay dhashay Gaajo iyo Haraad daran darteed. HALKAN KA DAAWO VIDEO

November 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • farxiyo: test
  • NINA: ceegaag kkkkkkkkk meesha aniga iyo adiga nalama taraxo yaad u sheegi baaqa kkkkkkk
  • NINA: adna adan waxay ahyd marwadii raysalwasaarihii hore ee soomaaliya marxuun cigaal mansab iyo sharaf dawladeed...
  • NINA: ali wanlawayn ma kelmad cay ah baad mooday wanlawayn ama daafeed hadba sida loo yaqaan waa magaaladii ugu codka...
  • Ceegaag: Asc. Maantoo dhan ISAAQ nooga sheekeeya, waar wuxu maxay ahaayeen?! Xantii la sheegi jiray baa wax ka...