Home » October 31st, 2016 Entries posted on “October, 2016”

War deg deg ah: Dawladda Ethiopia oo casuumaad u fidisay Madaxweyne Ali Khaliif.

Dawladda dalka Ethiopia ayaa casuumaad rasmi ah u soo dirtay madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr Ali Khaliif Galaydh, waxana lagu wadaa inuu saacadaha soo socda ka duulo garoonka dayuuradaha ee Ismaaciil Mirre International ee Airport ee magaalada Buuhoodle. Dawladda Ethiopia waxay horey u casuuntay madaxweynaha maamulka Somaliland Ahmed Siilaanyo, oo halkaas beryahan ku sugnaa. Warar shabakada […]

October 31st, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Waraysigii Dr- Abdelkareem H Jama oo dhamaystiran & Arimo fara badan oo uu ka hadlay-Full Video.

Dr Abdikariim Xasan Jamac Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Dawladii Somalia ayaa ka Hadlay Heshiiskii Maanta ka dhacay Magaalada Buuhoodle gaar ahaan shirkii Dhexmaray Maamulka Khaatumo iyo Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle.   HALKANI KA DAAWO        Dr Abdikariim ayaana Shirkii Buuhoodle ka dhacay Ku Tilmaamay Mid Taariikh ah oo Guud ahaan Deegaanka Buuhoodle iyo Deegaanada […]

October 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Khudbadii Garaad Abdirisaaq Garaad Soofe ee Shirkii Maanta ka dhacay Buuhoodle

Garaad C/risaaq Garaad Soofe Garaadka Buuhoodle ayaa Maanta Khudbad Dheer Ka jeediyey Shirkii Maanta Looga Hadlayey Guud ahaan Xaalada Deegaanada Khaatumo Waxana Shirkani ka soo Qayb Galay Dhamaan Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle.   HALKANI KA DAAWO VEDIO     Garaadka ayaana soo dhaweeyey Midnimada Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn Waxaana Kaloo uu taageeray in Laga baxo […]

October 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video Dogoble Oo Ay Kusoo Hayaameen In Kabadan 4 Gobol Oo Kamida Kuwo Soomaliya Iyo Biyo La,aan Soowajahday …

Widhwidh Waxaa Deganka dogoble oo katirsan degmada widhwidh isugu soohayaamay kumaan dad iyo xoolo ah kuwaasi oo kasoo hayaamay gobolada sool sanaag cayn togdheer iyo mudug kuwaasi oo deganadadooda ay kasoo saartay abaar waxaana dadkaasi haatan yihiin kuwo wadhan banaanada oo aan haysan hoy iyo meel ay dagaan waxaana dadkaasi u baahan yihiin in loogar […]

October 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Shirkii Buuhoodle oo Las oo Gabo Gabeeyey iyo Go,aamo ka soo Baxay

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Lagu soo Gabo Gabeeyey Shirwayne Balaadhan oo Dhexmaray Golayaasha Maamulka Khaatumo iyo Garaadka Gobolka Cayn Garaad C/risaaq Garaad Soofe Waxana Shirkani lagu Casuumay ergo Gaadhaysa 3o Boqol oo Ruux.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Waxana Halkaasi ka Hadlay Saleebaan Adan Cilmi Dheel oo Akhriyey Qodobada Heshiiskaasi ay gaadheen Labada Dhinaca […]

October 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Shirkii ugu balaadhnaa Abid oo Buuhoodle ka soconaya & Qaybaha bulshada oo u dhan.

Shirweyne balaadhan ayaa wuxuu ka soconayaa Hoolka shirarka ee Caalami hotel ee magaalada Buuhoodle,  shirkan waxa ku dhan qaybaha bulshada ee G/Cayn, sida Madaxdhaqameedka, Cuqaasha, Ururada bulshada, garabka Haweenka, iyo guud ahaan maamulka Khaatumo sadexdiisa gole, sida Madaxtooyada iyo wasiiradooda, Barlamaanka iyo Saraakiisha ciidanka. Shirkan waxa soo qaban qaabiyey waftigii uu hogaaminayey Dr Abdelkareem Hassan […]

October 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Kulamo xaasaasi ah oo Buuhoodle ka socda iyo wada hadalo midha dhal ah.

Magaalada Buuhoodle waxa ka soconayey 24kii saac ee ugu danbeeyey kulamo siyaasadeed oo ku saabsan sidii la isugu soo dhaweyn lahaa fekradaha kala duduwan ee bulshaa, sida Maamulka, Madaxdhaqameedka iyo xubno kale oo siyaasiyiin ah oo la baxay Badbaado. Wufuudii uu hogaaminayey Dr Abdelkareem Hassan Jaamac ayaa waxay wadeen waan , waan iyo isku soo […]

October 30th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

SAWIRO:Hogaamiyeyaasha Soomaalida oo ku kulansan dalka Isutagga Imaaraadka Carabta (Warbixin).

Hogaamiyeyaasha Soomaaliya ayaa todobaadkan ku qulqulaya Magaalooyinka Abu Dhabi iyo Dubai, halkaasoo warar soo baxaya ay sheegayaan in kulamo qarsoodi ah ay ka socdaan oo Madax ka tirsan Dowladda Isutagga Imaaraat-ka Carabta ay la leedahayMadaxweynaha waqtigiisu idlaaday Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada . Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada Soomaaliyeed ee kala […]

October 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DHAGEYSO:Cabdiwali Gaas oo kursiga in uu sii joogo shuruud looga dhigay qabashada Laascaanod iyo Su,aalo adag oo maanta lagu garacay…

Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa su’aalo kala duwan waxa ay weydiiyeen madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta hortagay xildhibaanada baarlamaanka Puntland. Su’aalaha la weydiiyay madaxweynaha maamulka Puntland ayaa waxaa ka mid ahaa colaada ka taagan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Sababta Ciidanka maamulka Puntland ay weerar ugu […]

October 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Muuqaal xanuun badan oo laga soo duubay Gobalka Sanaag iyo abaaro daran oo ka taagan halkaas-VIDEO

Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa waxaa ka taagan Xaalad Adag, Taasi oo ay Keentay Abaar ka jirta Deegaanka, Iyadoona Xoolaha intooda badan ay dhinteen, Sidoo kalana dadka Intii Awooday ayaa Naftooda kala yaacay deegaanada ay Ku Noolaayeen. HALKAN KA DAAWO VIDEO Deegaanka FIQI-FULIYE  ayaa kamid ah deegaanada ay sida Wayn Saamaynta ugu Yeesheen Abaartu, […]

October 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...