|

XOG HOOSE:Xasan Culusow oo dhuumasho ku galay Addis Ababa xili Dubia laga sugayey..

Madaxweynaha xilka sii haya ee dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal qarsoodi ah oo aan la shaacin ku tegay dalka Itoobiya.

Socdaalkan ayaa ku soo beegmay iyadoo madaxda maamulada dalka looga yeeray dalka Imaaraadka Carabta, waxaana Xasan Sheekh uu Jimcihii u socdaalay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya oo la sheegay inuu kulamo qarsoodi ah kula soo yeeshay saraakiisha iyo madaxda Itoobiya, isagoo dib u laabtay Muqdisho maalim kadib.

Xogta aanu helnay ayaa sheegeysa in ujeedka socdaalka uu ahaa sidii madaxda Itoobiya loogala hadli lahaa inay dib u dhigaan ciidamada ay kala baxayaan degaanada Koonfurta Soomaaliya inta ay doorashadu ka dhaceyso iyo xaalada doorashada Soomaaliya.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay warbaahinta rasmiga ah ee labada dowladood, waxaana muddooyinkan danbe sii xumaanayay xiriirka madaxweyne Xasan Sheekh ee Imaaraadka Carabta, taasoo ka dhigtay in saaxiibada koowaad ee madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ay noqdeen Itoobiya iyo Turkiga.

Wararka horufadhi.co@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26476

Posted by on Oct 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “XOG HOOSE:Xasan Culusow oo dhuumasho ku galay Addis Ababa xili Dubia laga sugayey..”

  1. Waxba kama jiraan wuxu ku qaabilay oo ugu tegey adisababa dhiig yacab siilaanyo oo ay ku balansanaayeen. Siilaanyo waa ninka talada guud ee somaliya kà godaa.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...