|

War deg deg ah: Dawladda Ethiopia oo casuumaad u fidisay Madaxweyne Ali Khaliif.

Dawladda dalka Ethiopia ayaa casuumaad rasmi ah u soo dirtay madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr Ali Khaliif Galaydh, waxana lagu wadaa inuu saacadaha soo socda ka duulo garoonka dayuuradaha ee Ismaaciil Mirre International ee Airport ee magaalada Buuhoodle.

Dawladda Ethiopia waxay horey u casuuntay madaxweynaha maamulka Somaliland Ahmed Siilaanyo, oo halkaas beryahan ku sugnaa.

Warar shabakada Horufadhi heshay ayaa sheegaya in wada hadalo ay Ethiopia dhex fadhido yeelan doonaan labada Hogaamiye, kuwaasoo lagu meel marin doono in wada hadaladii labada maamul meel mariyaan, isla markaana gudiyada labada dhinac isku arkaan dal ka mid ah kuwa waa weyn ee Caalamka.

Wufuuda Madaxweynaha ayaa waxa ku biiri doona Dr Ali CIise Abdi oo hada ku sugan Nairobi, kana kicitimi doona halkaas oo ay iska sii raaci doonaan Madaxweyne Dr Galaydh.

Kala soco wararkeen danbe.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26470

Posted by on Oct 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “War deg deg ah: Dawladda Ethiopia oo casuumaad u fidisay Madaxweyne Ali Khaliif.”

  1. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Ethiopia waa cadowga dalkan barakeysan ee somaliya , siiilaanyo isna waa danbiile qaran. Marka waa cadow iyo cadow u gargaare kkkkkkk

  2. Wadahadalku waa sidan
    Dhulbahante Iyo Isaaq
    Khaatumo state Iyo Somaliland state
    SSC Iyo SNM
    Salaadiinta Isaaq Iyo Garaadada dhulbahante
    No more horgale
    Guul Khaatumo state

  3. Garaad jaamac Garaad Cali Garaad jaamac
    Iyo
    Muqayil suldaan Mohamed suldaan ahdiqaadir

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.