|

Waftigii Madaxweyne Galaydh oo daqiiqado ka hor ka u duuley Ethiopia.

Madaxweynaha Khaatumo Mudane Ali Khaliif Galaydh oo ay weheliyaan wufuudii hore  ee uu hogaaminayey Wasiirkii hore ee warfaafinta, Boostada iyo Isgaadhsiinta ee dalka Soomaaliya Dr. Abdelkarem Hassan Jama ayaa u duulay magaalada Muqdisho ka hor inta uusan Madaxweynuhu u sii gudbin Nairobi oo oo isla galabta ka sii aadi doono xarunta Midowga Afriga ee Adis Ababa oo uu kulamo siyaasadeed kula lee yahay dhinacyo badan.

Wararku waxay sheegayaan in waftiga Dr Galaydh ay casuumaad rasmi ah ka heleen dawladda dalkaasi Ethiopia , ayadoo lagu wado inay kulan siiyaan maamulaha Somaliland Ahmed SIilaanyo oo halkaas ku sugan iyo weliba xubno kale oo ayaguna beesha calaamka ah.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay socdaalkiisa asagoo warbaahinta u sheegay ujeedka socdaalkiisa iyo inta uu qaadan doono.

Horufadhi kala soco wararka oo faah faahsan.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26526

Posted by on Oct 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

9 Comments for “Waftigii Madaxweyne Galaydh oo daqiiqado ka hor ka u duuley Ethiopia.”

  1. Libaax Proffessor madaxwayne hogaamiye
    Al haji sayid Ali khaliif Galaydh
    Waa in aad siilaanyo kaga dhuusisaa Iyo
    Somaliland
    Warku waa dhan yahay waa gobalada
    Waqooyi oo 2 loo kala jaro yacnii labo maamul
    Guul Khaatumo state

  2. Ali khaliif hadii uu siilaanyo la heshiiyo,wixii dhibaato uu u geystey beelaha somaliyeed ee dega waqooyiga ama somali Oodhanba wuu la qaybsanayaa denbigaas. Waana war criminal. Waana in cadaalada la hor keeno.

  3. Warkaas waa xaqiiq khaatumostd land iyo isàaq land waa lookala gura yaa waana cadahay kanaxoow nafta waa guul pro madax wayne galaydh

  4. Yaan maalin dhaw laydin maqlin idinkoo cali khaliif u faataxaynaya markuu runta idiin sheego….

  5. Rest buuni

  6. Asc. Prof. Xamar ka soo duday oo Hargeysa iska dhiibay ina Galayr uguma horrayn. Ina Samatar baa uga horreeyey, lkn ina Samantar waxa uu ku doodayey in uu nin DIR ah yahay reerkiisiina u yimid, Xamarna awood qabiil loogu sheegtay.

    Lkn ina Galayr waxa uu la shirtagayo waa maxay, illeen Soomaaliyi khabiil bay wax ku qaybsataa iskuna dishaye, aan ka ahayn gunnimo ku tartan.

    Ina Galayroow, handee, ina Samantar baad waliba hoos ka sii xigtaa. Saa ina Samantar waa DIRE. WBT

  7. Maxay haystaan booweyaal isaaq ceergaabo ayay. Leeyihiin hargeisa ayay leeyihiin berbera ayay leeyihiin burco ayay leeyihiin idinka adeer gacaliye maxaad leedihiin boowayaalow runta aan ka hadalnee maxaa leedihiin oon layska habaarka qaba ahayn ee madaxweyne sharmaarke lagu dilay isaaq wajaale waardiye haday. Idinka dhigaa waa qaldan tihiin ma ee magaalada xadka Ku taal ee tuulada ah baad wax Ku rabtaan Ethiopia ayaad degtaan INA iley wajaale wax ka raadsada somalilayn Ku ayaga ayaa waalan e idiinma baahna majiro hal gobol oo wada leedihiin xataa

  8. Wajaale itoobiyaan baad tihiin MJ waxay leeyihiin garowe bossaso qardho galkacayo iyo isaaq wuxuu leeyahay ceerigaabo caynaba burco berbera hargeysa maxaad kula midoobaysaan walaale gacaliye ee boowe ii sheeg waxaad rag ULA tagaysid sida dadka waalan ha u hadline wax baa la isiin waaayad leedahay maxaa ee lagu siiyaa sideed wax lagugu siiyaa labada tuulo ee laascaanood oo habaar qabta sharmaarke lagu dilay iyo buhodle oo xuduuda Ku taal hadeer wax iis sheeg booweyaal cawaan baad tihiin geeljire yaashiina ee maxaa faaiido ah oo ay keenayaan

  9. Wajaale itoobiyaan baad tihiin MJ waxay leeyihiin garowe bossaso qardho galkacayo iyo isaaq wuxuu leeyahay ceerigaabo caynaba burco berbera hargeysa maxaad kula midoobaysaan walaale gacaliye ee boowe ii sheeg waxaad rag ULA tagaysid sida dadka waalan ha u hadline wax baa la isiin waaayad leedahay maxaa ee lagu siiyaa sideed wax lagugu siiyaa labada tuulo ee laascaanood oo habaar qabta sharmaarke lagu dilay iyo buhodle oo xuduuda Ku taal hadeer wax iis sheeg booweyaal cawaan baad tihiin geeljire yaashiina ee maxaa faaiido ah oo ay keenayaan booweyaal hadii qoraal aad samaynayso waxaa la sameeyaa mid rag aad wax kaga dhacsanayso laakin adigaa ba dabada Ku qaawantee maxaad dhacsan kartaa

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...