DHAGEYSO:Cabdiwali Gaas oo sheegay in uu iska daynayo caado xun oo uu mudo badan lahaa iyo shacabka oo farxad la ilmeeyey.
Shacabka Magaalada Qardho ayaa soo dhaweeyay hadal dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo go’aankii uu qaatay.
C/weli Gaas ayaa Baarlamaanka Puntland ka hor sheegay in aysan dhici doonin in marka uu Magaalada Dhex marayo aan wadooyinka loo xeri doonin.
HALKAN KA DHAGEYSO
Waxa uu tilmaamay in shacabka Puntland ay fariimo Codsi ah soo gaarsiiyeen isla markaana uu joojinayo dhaqankaasi.
Shacabka Magaalada Qardho ayaa Warbaahinta u sheegay in dhaqankaasi ay dhibsadeen loona baahan yahay in Madaxweynaha uu ka dhabeeyo.
Wararka horufadhi.com@gmail.com
Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26481