|

Daawo: Safiirka China ee dalkeena Soomaaliya oo arin xaqiiq ah Hargaysa ka dhex sheegay-Video.

Safiirka wadanka shiinaha U fadhiya soomaaliya ayaa oo booqday magaalada hargeisa xarunta maamulka Hargeysa ambassator warsame ayaa booqday geed deble oo ah meesha hargeisa biyaha ka hesho oo ay hirgaliyeen dawlada shiinuhu 40 sano ka hor.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Danjire Geeljire ayaa maamulka Hargeysa mar u dhanka siyaasada kala hadlayey waxaa uu ku celcelinaye maamulka maamulka mamulka,waxaana uu ashqarar iyo waji gabax ku riday xubnaha garab taagnaa oo isku soo uururseday xaafadaha Hargeysa iskuna haystay dowlad madaxbanaan.waxaana laga waaye hal mid oo Danjiraha ku dhaha waxaan nahay dowlad ee maamul ma nihin.Soomaaliland ha isaga baalaxooftayso xaafadaha magalada waligeed.

Wararka horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26532

Posted by on Oct 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

10 Comments for “Daawo: Safiirka China ee dalkeena Soomaaliya oo arin xaqiiq ah Hargaysa ka dhex sheegay-Video.”

  1. AMB/geeljire wa xariif geeljire dheel dheel ulama bixin kkk wuxuu yidhi degaanka
    Soomaaliland kkkkk

  2. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Walahay dhulku ku jiiday kkkkk deegaanka Somaliland ee somaliya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Hada waa anoo dhahay Maamulka puntland ee somaliya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Dalkan barakeysan Somaliya ciyaar ciyaar dhul uu leeyahay cidna kuma go’aynkarto. Qabiilna waxba Kama qaadayo

  3. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Xataa Chinese afsomali gartay baa Riwaayadii hargiesa fahmay . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. MASHRUUCANI WUXUU KU KACAYAA 50 MILYAN DOLLAR. MAGAALADA OO DADKEEDU MARAYO ILAA 2 MILYAN OO QOF SI FIICAN BAY HARGEISA CADAY OO DHAN U GAADHAYAAN EE U DUCEEYA HORUMARKA ILAAHOW NOO SIYADI. AMIIIN AMIIIN AMIIIN .

  5. Oo maxaynu isku haynaa mar haduu ninkaa Chinese ka ahi dhammeeyey wixii Somaliland iyo Somalia isku hayeen 26 sano , Somaliland na ka noqotay gooni isu taagii , soomaalina sidaa isku raacday…….good job and well done Mr Ambassador
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Abti qarankani Ma cirayo …………

    Jamuuriyada Somaliya haltaako qabiil loogama tagayo haduusan midh Ka hadheyn. Lolz

    https://youtu.be/nCpleoONkIU

  7. Horta idinla yaabi maayo oo hadaan somaali is raacin idinku diridaa dhacaysaan
    That’s the only way you can survive kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Lama yaabayo waayo af somaliga ayaa ku cusub waana barbarad. Kolka qofku hadu barbarad tahay waase loo hoos galin Kara. lol

    Reer koonfur baa sida u af baray waliba lahjadii reer koonfureedka EE Iska tabcaanka ahayd buu ku hadlaayay.

    Waase loo hagaajin doona

  9. Dhulbahante caqli fiyoow keena somaliland may odhan somali ma nihin somali waa loo dhashaa cidna lagama xigo lkn waxa laysku haystaa waa siyaasad please wax fahma somali nimada muran kama taagna

  10. ibrahim

    ficilkiinu iyo qalkiina iswaafajiya

    laydinmana soo dudmo celin doono

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...