DAAWO:Hadraawi oo xasuusta dhaw ka luntay iyo Abwaano Xamar ka socda o deeq lacageed gaadhsiiyey-VIDEO
Xaaladda Caafimaad ee Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawe oo mudooyinkii dambe ku Xanuunsanaa Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer ayaa soo Hagaageysa, waxaana Hoygiisa oo ku yaala Magaalada Burco Maanta ku Booqday Abwaan Cismaan C/laahi Guure oo ah Afhayeenka Golaha Abwaanada Soomaaliyeed.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Abwaan Guure ayaa sheegay in Xaaladda Abwaan Hadraawi ay tahay Hadda mid Wanaagsan, waxaana uu Alle uga baryay inuu Caafimaad Deg Deg ah siiyo, Wuxuuna sheegay inay Abwaanka la Luntay Xasuusta Dhow.
Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26495