|

DAAWO:Culimada Gaalkacayo oo go,aan adag kaso saaray Dagaalka Galkacayo Gaas iyo Guuleedna hal Arrina ku cabsiiyey-VIDEO

Kulan ay Waqooyiga Gaalkacyo ay ku yeesheen Culimada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa ay kaga hadlen colaada ka taagan Magalada Gaalkacyo oo Mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaalo u dhexeeya Galmudug iyo Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Culumada ayaa Waxaa ay ugu baaqeen Labada Maamul in ay ka qeyb qaataan nabada iyo xasiloonida Magalada Gaalkacyo, iyagoona dhinaca kale ugu baaqay Saxaaafada Labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug  inay ka qeyb qaataan  Nabadda ah

Wararka horufadhi.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26506

Posted by on Oct 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...