|

DAAWO:Bukaanada Ku jira Cusbitaalka Laascaanood oo laga fariyey iyo shacabka oo-VIDEO

Waxaa dhawaanahn qaylo dhaan laga soo gubinayay Bukaanada kujira Isbitaalka Laascaanood gaar ahaan Bukaanada Qaba Cudur-ka qaaxada,kuwaas oo ay la soo daristay Cuno la’aan waxana ay waayeen cuno ay ku qaataan Daawada la siinayo

Bukaanadan ayaa ku tiirsanaa caawinta bulshada qaybeheeda kaladuwan gaar ahaan qurbo-jooga kuwaas oo siiya marba waxa ay awoodaan oo ay kamid tahay Lacago ay iskugu dardaraan  oo loogu iibiyo raashin ay cunaan waxana aad loo bogaadiyaa ururka Kaalmo oo bilkasta siiya 500 Dolar,

Xubanaha kale ee aadka loo amaanay ayaa kamida Yaasmiin Jaamac Cabdi Bile oo kamida qurbo jooga Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn waxana ay had iyo jeer caawiyaan iyada xubanaha la shaqeeya bukaaada kujira Isbitaalka gaar ahaan bukaanada qaba cudurka TB-da

Cali Cabdi Nuur Xaashi oo kamida Gudidda Isbitaalka ayaa ku wareejiyey dhaqaale dhan 1200 Dolar  Maamulka Isbitaalka Laascaanood kuwaas oo aad ugu mahadceliyay Cali iyo xubanaha sida joogtada ah ogawarhaya Bukaanadan,

HALKAN KA DAAWO

Waxaana halkaas looga mahadceliyay Yaasmiin Jaamac Cabdibile iyo Asad Cadaani Ibraahim oo kamida qurbo jooga deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn Yaasmiin iyo Xubanaha la shaqeeya ayaa aad loogu mahad celiyey,sida ay isga xilsaaraan caawinta bukaanada qaba cudurka qaaxada,ee kujira Isbitaalka Laascaanood,

Bukaanadan ayaa dushooda waxaa ka muuqata xanuunka haya iyo daryeel la aanta ay bulshada ku dhaxqabaan waxana ay mudanyihiin in la caawiyo oo sadaqada iyo sakada loo soo diro,

kuwaas oo baahi badan u qaba, kuwaas oo ku farxa marka ay arkaan ruux cusub oo irida ogagalaya waxana ay dareemayaan in ruuxaasi caawimo u sido.

Wararka horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26514

Posted by on Oct 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...