|

Daawo- Wufuudii Madaxweynaha Galaydh ee Ethiopia u duulay & Ujeedka safarkiisa oo uu ka hadlay-Video.

axaa maanta Garoonka Diyaaradaha magaalada Buuhoodle ka duulay Wafdi uu Hogaaminayo Madaxwaynaha khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, waxaana Garoonka Kusii Sagootiyey Madaxwayne ku xigeenka, Gudoomiyaha Baarlmaaanka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwaynaha oo ka hadlay ujeedka Safarkiisa ayaa wuxuu sheegay inuu ku Qotomo Arimaha deegaanada Maamulka khaatumo, Islamarkaana uu Mudo kooban qaadan Doono.

Wafdiga madaxwaynaha ayaa waxaa kamid ahaa Dr. Cabdikariim Xasan Jaamac, Wasiirka Arimaha Debeda Maamulka Khaatumo Maxamuud Ismaaciil Shabac, iyo Maxamed Mahdi Baayir oo kamid ah Qurbajoogta.

md-galaydh

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26540

Posted by on Oct 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

15 Comments for “Daawo- Wufuudii Madaxweynaha Galaydh ee Ethiopia u duulay & Ujeedka safarkiisa oo uu ka hadlay-Video.”

  1. Bal aan eegno uureysataye waxaay umosho kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Tolow Siilaanyana xagee joogaa?

  3. Ee masax waligaa ba horufadhi beenta dadka boowe ka daa nacalaa kugu taale munaafaq yahow Maxaad adeer gacaliye sheegi dhulbahante sool ma wada laga sanaag ma wada laha togdheer bay tuulo xuduuda ah ka degan maxaad ii sheegaysaa markaa boowe indhaha furan tuulada laascaanood iyo buhodle oo xuduuda ah maad rag wax kula qaybsan kartaa ka fadhiista arlada waa waalateen e

  4. Ethiopian marba mid farta hawgu yeedho Ilaahay somali haw sahlo

  5. Waa soo dhaweynayaa wada hadalads kkkk

  6. Naaac majeerteenoow nagusoo dhuuusa dee waxkale idiinma hadhine laydinka tashay ama hinaasa am waaasha Gaalkcyona nimnkii lahaa baa idinku toosay lykusoo gaadh garowe ma idin qaadaaa

  7. Awrboogays
    Xishood Buuhoodlle iyo lascaanood was meeshii Awoowgaa Laga xoreeyey isgoo talyaani iyo I giriiis Adoonsadaan was halka suuro gisay noloshaada iyo inaad maanta halkan ka nac naclayso taariikhda dib u raaac oo edaab yeeelo dadkii noloshada lahaaa afka hku taagine

  8. Hargeisa rag baa leh berbera rag baa leh boowe ceerigaabo rag baa leh maxaa lagugu skin karaa laascaanood wasiir

  9. Booweyaal runta ha laga hadli ha naaclaynina e maxaad haystaan boowe isaaqu waa gob laascaanood iyo buhodle ayay wasiiro idinku siiyeen maxaa ka rabtaan hadeer itoobiya waxay idinku yeedhay inay boqe gacaliye runta idiin sheegtaa waa jidhaa xaqiiqada in dadka la tuso MJ waxay leeyihiin Garowe bosaso gaalkacayo qardho marka idinku maxaad haysaaan

  10. Awr boogays kkkk soo digan isku habeediyay waxanoo oohini waa maxay,?

    Ha sugi waayin intaan kuu soo gacan banaanayo

    Magacaad sidatana noo dhig reer Somaliland baa lehe boowe

  11. dhaaxaan mi mid hanaqaad is biday soo hoggaan baray…….. ABWAAN SALAAN CARABEY OO SIILAANYO ADEERKIIS AHAA ALLOW KUU NAXARIISO.

  12. Kolay waa wadahadaladii kooxda Cali khaliif iyo dowlada Somaliland lol kkk
    lol
    Cali Wuxi u tagay Inuu qol kula dhuunto abtigii siilaanyo lol
    Wadahadaladii Somaliland Iyo khaatumo qarsoodi baa lagu soo dhamaynayaa

    Deetana caloo xafidsan heesta calanka EE Sami kuwa at baa idiin soo laaban doona oo idiin xafidsiini heesta calanka Somaliland EE samo ku waar. Lol kkkk

  13. Sixid

    Heesta calanka Somaliland EE samo kuwaar samo kuwaar qaybsan ayaan u jeeda

  14. Booweyaal isaaqow warkaygu waa cad yahay nin waalan baad wadataan anigaa u miyirqaba oo tolkii ah adeer gacaliye e banaanka ka mara

  15. Dadkn ABOODA Ahi maxay ka hadlayaaan Danihiina raac dad idink facweyn haku mashquulina yaaaa ciyaaala iscimaaaar xaarka ceshada weli laysma gaaDhin

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...