|

Daawo: Faratoon oo u sujuuday R/Wasaaraha Ethiopia & Muqaal laga duubey-Video.

Hogaamiyiha maamulka somaaliland Axmed Siilaanyo iyo xubno kooxdiisa ah oo uu horkacayo  kuwaas oo dhawaan looga yeedhay magaalada Addis ababa ee xarunta wadanka itoobiya ayaa la kulmay Raiisulwasaraha itoobiya iyo qaybo kale oo kamida maamulka Addis.

Hadaba xubnaha siilaanyo socdaalka ku wahelinaya waxaa kamid ahaa Yasiin Faratoon oo mamulka Siilaanyo wakhti xaadirkan ugu magacaaban wasiirka Arimaha gudaha,Faratoon ayaa  usujuudey mar ay qaabilayen Raiisulwasaraha Itoobiya,arintaas oo guud ahaan caalamka ka yaabsaetay siiba soomalia.Faratoon oo ah xubnaha beesha dhulbahante ee Beesha isaaq fadexada iyo ceebta isaga dhigto kuwooda ugu xun  ayaa fahmi wayey qaabka madax loo qaabilo waana caado qaaate qaab jaahilnimo ah u dhaqmay.

HALKAN KA DAAWO FADEEXADA MUQALKA

Muuqaalka fadeexada ah ee Faratoon u sujuudayo itoobiaya ayaa ku faafay guud ahaan gaiyiga somalidu degto waxaana dhamaan gacanta ku dhigay warbaahinta soomaalida kuwaas oo siyaabo kala duwan uga faaloonaya fadeexada faratoon ka raacdey Itoobiya.

Wararka horufadhi.com@gmail.com

Sawika Faratoon oo sujuudaya daawo

qer

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26521

Posted by on Oct 31 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo: Faratoon oo u sujuuday R/Wasaaraha Ethiopia & Muqaal laga duubey-Video.”

  1. Fartoon Mar horaan sheegay qaabkuu u taagan yahay ma ah qof isku kalsoon
    Wuxuu leeyahay pasture ka sida maskiin wax baryaya
    Itoobiya markay aragto inuu siilaanyo la socdo waa fahmsan tahay inuu yahay horgal
    Tusaale: soomaaliya markay xoriyada qaadanaysay waxaa jiray Kooxo abgaal iyo mj kala ah oo aan Rabin in soomaaliya xoriyada ay qaadato xataa mj (qaarkood) waxay dacwad ku dalbadeen in uu talyaanigu dhulkooda is xukun gooni ah siiyo berigaa waa meesha mj federaalka ka keensaday abgaal qaarkood maanafesto ayaa la odhan jiray oo ma Rabin xoriyada fartoon kuwaas ayuu la mid yahay maanta kkkkkk

  2. Hadii Faratoon rukuucay waa yaabee Cali Khaliif ma sujuudi doonaa? Maxaad noo tusi weydeen Siilaanyo salaantiisa? Dhulbahante muxuu is neceb yahay dhexdiisa!! Xitaa Siilaanyaad ka dhoweysaneysaan Faratoon!

  3. Faratoon haduu wasiir ka ahaan lahaa kiiniya ama itoobiya waa lagu faani lahaa oo loo sacabo tumi lahaa laakiin haduu Somaliland ama Somalia u shaqeeyo waa la magaayaa oo waa nin xun…..!!!!
    Bal u fiirsada siday ugu faanaan Aamina maxamed oo kiiniya ugu magacaaban wasiir khaarijiye

    Eesh calaa soomaali jacayl iyo midnimo doon kkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...