|

Daawo Video Dogoble Oo Ay Kusoo Hayaameen In Kabadan 4 Gobol Oo Kamida Kuwo Soomaliya Iyo Biyo La,aan Soowajahday …

Widhwidh Waxaa Deganka dogoble oo katirsan degmada widhwidh isugu soohayaamay kumaan dad iyo xoolo ah kuwaasi oo kasoo hayaamay gobolada sool sanaag cayn togdheer iyo mudug kuwaasi oo deganadadooda ay kasoo saartay abaar waxaana dadkaasi haatan yihiin kuwo wadhan banaanada oo aan haysan hoy iyo meel ay dagaan waxaana dadkaasi u baahan yihiin in loogar gaaro cidii wax laqabanaysa

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

dadkani waxaa ay yihiin  dad isbuuca danbe aan ku noolan karayn biyo la,aan darteed degaankaasi waxaana loogu baaqa haydaha iyo muslimiintaba in ay soogaaran dadkaasi iyo duunyadaasi jilicsan

 

dogoble-iyo-maanta dolka-iyo-nimcada-taala dolka-iyo-nimcada-taala-2 dogoble11 dogoble10 dogoble9 dogoble7 dogoble6 dogoble5 dogoble4 dogoble3 dogoble2 dogoble1 dogoble

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26428

Posted by on Oct 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo Video Dogoble Oo Ay Kusoo Hayaameen In Kabadan 4 Gobol Oo Kamida Kuwo Soomaliya Iyo Biyo La,aan Soowajahday …”

  1. asc waxaa wanagsan marka dadkeena somaliyeed ay dhib daremaan inay baryaan allah haday fariin udirayaan bili aadan ay ku ekadaan dadka somaliyeed iskana dayaan kalmada caalam hayado galo

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...