|

Puntland oo sheegtay in weerar Sadex jiho ah lagu soo qaaday galabta, Cabashana u direy dawladda dhexe.

Wasiirka hawlaha guud Abdelrashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in dagaal ay soo qaadeen nabad diid xoogan oo abaabulan, wuxuuna sheegay inay iska daafaceen dagaal qorsheysnaa oo uu sheegay in Xamar laga soo amaamuday.

Mid ka mid ah taliyaasha ciidanka Puntland Jimcaalle ayaa sheegay in dagaalkii galabta uu ahaa wuxuu ugu yeedhay shirqool ciidankooda loo dhigay oo sadex jiho oo waa weyn lagaga dhiftay. Wuxuu sheegay inay doonayeen inay magaalada Gaalkacyo qabsadaan, wuxuuna sheegay in khasaarahoodu yaryahay, wuxuu Jimcaale sheegay in dagaalkaasi ahaa mid qorsheysan oo gawaadhi ay ku qabsadeen qaarna gubeen.

Jimcaalle ayaa sheegay in dhinaca Galmudug 20 ka dileen, wuxuuna sheegay in dagaalku sii socon doono, ayagoo nabada gobolka ku soo celin doona si xooga. WUxuu sheegay in gurmad badan ka soo baxeen Cadaado, isla markaana ay wadaan dagaal baahsan GALMUDUG.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26069

Posted by on Oct 22 2016. Filed under suugaan. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.