Faallo: Khaatumooy Toosoo isku tiirsada.
Maamulka iyo shacabka Khaatumo waxaa haysta mashaakil badan oo rasaysan. Waxaa jira kala qaybsanaan, is-khilaaf iyo muwaafaqo darro. Waxaa jira dib u dhac iyo kala daadsanaan. Waxaa jira dad badan oo wax saluugsan oo rajo beel u dhow.
Waxaa jira koox shaqaabad ah oo sumasysan oo sixran oo la shaqeeya labada maamul ee cadowga Khaatumo. Waxay dhibaatayn iyo carqaladayn ku hayaan shacabka Khaatumo. Waa koox looma aayaan ah aan caaqibo lahayn. Kuwaasi waa kuwa wax laga wadi waayey oo dadka jillaafo u dhigaya. Rajona lagama qabo in wax iska beddelaan.. Waano iyo wacdi dhegahay ka furaysteen. Waa koox damac iyo danaysi qaaday oo ka baxay safkii tolkood oo cadowga ku biiray. Magacyadooda halagu qoro liisto si loo maxkamadeeyo markay Khaatumo guulaysato haddii Alle idmo.
Kuwa madaxda Khaatumo Face Book ku caayayow isku xishooda oo isla yaaba oo wax la hadha haddaad wax isku flaysaan. Qof hadduu noqdo ma xishoode, maaha qof jira.
Maamulka iyo shacabka reer Khaatumo waxay aad ugu baahan yihiin wada shawr iyo wadatashi loo dhanyahay, wada shaqayn, wax wada qabsi, dib isu soo ururin iyo dib isu habayn. Haddaan shacabku dhammaan lawada shaqayn maamulkooda wuxuu noqonayaa sida biciid jaban oo ban yuurura. Allow u gargaar oo wax la qabo shacabka reer Khaatumo; waa reer gob ah oo labo cadow rifayaan.
Moxamed Ali Daad
Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=26042
Isku Tiirsibaa Tigaadiyooo Tiigsidheerleeee, Tabantaabiyooo Talooo Tooosan
Ayaaa Toogashooo Dheerleeee, Isuuu TAnaasulbaaa Tuuubtaaa Toosan
Toobiyahaaa Lagutagaaa, Taladaan laguturunturooon Tacabkeedaaad
Tisqaaddiyooo Tabaabushooo Taaahla aan leeeee Tamaar iskutiirsibaaa
Waxaadtebeysey Taamikuunoqotaaaa TaladiiTooosan Ayaad itaageer iiitoool
Tumiii AAdan tabcan kagatabaabusheysataaaa Tamartaaa iyo Aduunka
KuuTubaan Ikudarkoodaad Tiigsidheer iyooo leeeh Tabaabushooo Taamiga
Laaaaaa, SAATirKooo Wuxuu ka Tagaaaa kU Taliyeeeey Lagatagaaaaaa
AAkhiroooo TAbaabushadeedaaaa Talooo Taabagashaaa LAgu TuunTuun
SAdaaaaaa, Adoooo Tiskuuu Kugutuntaay oo Toolmoon Taawar Taaag
Kutiiriyey oo Sengeeee Turuqyo Ween Taxaabaayaaaa OO Ninbaaa
Taaag IYooo ku Tamardhaamaaaa AAnbaaaa kuuuu Tashaaan TodhTodh
Layaaal Awoood iskuuuu Tuuuuhmay oooo TIIIroooo TAAAngiyoooo
TaxaabAAyAAA MURuQAAAA Kuuuu TUUuJIYaaan SAAnGeee IYooo
TAAnGIiii ITAAAlKAAA ISuMaTIGMAAANEEEE TAMARLA AANBAAAA
TAAAh IIRAANYOOO TABASHABADaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaN
TOLAAAYEEEY TOLKEY MEEeYEEEy AYAAA TAAAH IYOOOoooooooo
TAMARXUMOOO BADAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAN
Aqoon guud
Waxaan idin weydiiyey waliba dadka carabta joogi jiray siiba Nina
Dadka kurdida kee badan suniga iyo shiicada ?
Waxaan daawayey aljazeera tvga dagaalka Ka socda magaalada Labaad ugu weyn ciraaq ee mosul . Mosul waxaa gacanta ku haya kooxda daacish lkn dadka degan badankiisu waa Sunni Marka waxaa loo ogolyahay Kaliya in ay galaan magaalada ciidamada ciraaq iyadoo kooxda kurdiyiinta loo diiday waliba ay qayb Ka yihiin dagaalka lagaga soo horjeedo kooxda daacish.
Wali ciraaq waxay ku JIRTA kala qaybin , xataa waxaan arkeyey taaniyada shiicada oo sawiradoodii ku dhegsan yihiin .
Kurdidu waa stateless. Turkey way degaan, ciraaq iyo Syria way degaan. Waa sida dadka khaatumo . Awoodoodii baa leysku adeegsanaya.
Koox turkey baa hubeysa , koox Syria , koox kale gooni bay rabaan go’aan. !
Asc. Daadoow wax aan kaa fahannay oo aan ahayn taageerada shirkii Bali-cad ee Burco u gogol xaadhayey majidho.
Shirka isimadu ku baaqeen, mid mooyaane, ee Buuhoodle lagu qabanayo ayaa ninkii talo haya looga baahan yahay handii Alle idmo.
Shirkaa ajandayaashiisa waxaa ka mid ah, haddii aan ka sii hordhaco, in isbeddel lagu sameeyo magaca KHAATUMO! Waxaana lagu beddelayaa DARWIISH STATE OF SOMALIA. Wixii kalana meesheedaa loogu tagi doonaa i.a. Wbt
Idor like
Kurdish ku waa suniyiin dhamaan lkn waxay ku xisaabtamaan isir ahaan
Waa kugu raacsanahay bad baadada khaatumo laakiin wacdi faaruq ah looma baahnee waxaa loo baahan yahay talaabo wax ku ool ah in la qaato. Maxay ku kala duwan yihiin kuwan aad canbaaraynayso ee labada maamul la shaqeeya iyo kuwaynu khaatumo ku ogayn ee qolka iyo bersedda Buuhoodle ka degan tar tankana ugu Jira sidii kaligood ay ummada uga faasixi lahaayeen SNM.
Cadaalad maaha in horgalayaasha lasoo kala dhaweysto. Change the channel waa hal hayskii dagaalkii Ciraaq iyo maraykanka, waxaan leenahay halla bedelo hogaanka Khaatumo ee iminka, dadka ha lagu hogaamiyo sidii ay dalka u xorayn lahaayeen kheyrkoodna wax ula wadaagi lahaayeen, markaas bal in hor gale jiro iyo koofiyad bacle halla ogaado: Majiri doonaan, hadday jiraana meelay ku shaqaystaan ma heli doonaan laakiin iminka the boss of the mob (horgalayaasha) is at the backyard, bal adigu dadka ku qanci Cali Khaliif mooyee inta kale waa horgalayaal dhamaana Burcoy u socdaan!!!
Iiddor liqe
oo Nina ma waxay ku noolaan jirtay carabaha? oo iskuma aanan arage sidee wax u jiraan ? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kaftan
iidoor liqdo
maskaxda ka shaqaysii kkkkkkkkkkkkk
kurdigu waa dad kula fidhidhsan Iraq, suuriya, iran, turkish etc waana suni
hadda waxaa ugu mustaqbal fiican kuwa k nool Iraq oo xukun daatiya haysta, sameeystayna caasimad aad u qurux badan oo la yidhaahdo ARBil. waxaana taageero weeyn siiyey mareekan iyo dowladaha yurub gaar ahaan dhisida ciidamada lagu magcaabo (beshnarGa) ee hada ka qayb qaadanaya xoreeynta magaalada Mosul ee dalka ciraaq ama kurdistaan. waana sumi siday u badanyihiin Laakiin waxaa jira kuwo dhanka iiraan kunool oo shiico ah, Hadase bilaabay dagaal ay kaga soo horjeedaan iran
waan degdegsanahay ee intaasi ha kugu filaato
Kurdishka ku nool Iran iyo ciraaq way leeyihiin shiico laakiin waa minority marka loo eego inta badan ee suniyiita ah…… weliba waa shaaficiyiin sida soomaalida..
maxamed Ali Daad iyo dhamman dhslinta qora warbaahinta reer khaatumo oo ay hormuudka u tahay horfadhi way mahadsan yihiin
qoraalku waa hiil aan layska ino tiri karan waa war warna meel dheer warafna meel dhaw buu ku dhacaaa
qormooyinka noocaan ah hadaan fursad yar u helo insha allah dhankaygaan ka soo qorin cadawga khaatumana haku suuxee shacabka khaatuma ha ku raaxaystee
Keligiiduul
Haa Nina wadan Ka mid ah carabta ku Nolan jirtay lkn laguuu sheegimaayo kkkkkkkkkkkkk
Nina
Nin Kurdi ah Baan Daris nahay . Ayaan dhaweyd roob dabeyl wata baa da’y trampoline ciyaalku ku ciyaaraan buu dabeyshii gaadhigiisa meel u dhow ku dhacday, wuxuu dhahay gaadhiga ha laysameeyo. Hada kumama dhicin wuxuu I tusay wax hore. Kulaha police Ka Baan u sheegaya . Mamada indhaha Ka raacday . Saldhiga police Ka xaafada baan u sheegay waxay dhaheen waxba idin kuma leh waa (natural disaster) Ma wuxusan yaabin baa kkkkkkkkkkkkkkkk .
Kolay waa dad cuqdadeysan moodid in la soo gumeystay.
Mr Daad qoraa aftahan ah ayaad tahay oo midabeeya qoristiisa. Caadifad iyo cadho yanay maskax fered kugu ridine is qaboji. Horta labada qolo ee aad “cadow” ku sheegaty waa kuu liidnimo. Waa labada keliya ee lagaa yaqaan ee aad qiimo iyo qadderin iyo dhiig iyo dhaqan ku leedahay. Haddii aad kuwii cid kuugu dhowaa indhaha u caseyso oo cay, habaar, dagaal iyo nacayb isugu darto waxba kaa khaldan.
Bal eeg sidaanad marna dawlada muqdisho cadow ugu sheegin adoo ogaa siday ula dhaqmeen Dhulbhante laga soo bilaabo 199kii ilaa tii shalay ee madasha.
Waar hooy wax iskula hadha. Qofkii tolkii iyo deriskii ilaahay ku salidaa waa qof wax ka maqan yihiin.
soow lama gumaysan welina lama guumaysto soow saaluxudiin ayuubi oo kurdi ahaa lagama raacin inagana sayid maxamed cabdulle iyo axmed gurey lainagama raacin
Idor liqe
Anagoo afar dumar ah baa car pooling shaqada ku tagi jirnay Saa bishii ugu horaysay Baan ku bilaabnay gaadhigii mid kurdiyad ah oo kooxda ka mid ah saa
Subixii koowaad anagoon weli bismilla odhan ayay nagu tidhi haye soo uruuriya lacagtayda (ain’t gonna work with water gaadhigu ye) kkkkkk waa sugi kari wayday inaan bal horta gaadhayno office ka waa dad gacan adag kurdidu kolay oo shilinka
Aan ku safaadin soo saaridiisa kk
Alla! Oo Sayidku ma idinkuu ahaa? War hayaay xataa Axmed Gureyna ma Dhurruq dhayluu ahaa? Kuwani maalin dhow Mao testongna way sheegan
Idoor Liqe
Kurdiga anaa kuu aqaan. Riyahay, ma aragtay, iswareystaan. Hablahoodana way qariyaan oo hadday mid yar oo duufle u qoslaan inant reerkeeda – aabaheed, adeerkeed, walalaheed ayaa kufsada oo dabadeena dila. Bal rag inantoodii kufasanya ka warran.
Laakiin ciir wacan bay sameeyaan.
kurdish ku waa isugu jira suni iyo shiico.
kuwa ciraaq waa suni
kuwa suuriya waa calawi
kuwa turkey gu waa cilmaaniyiin
kuwa iiraan waa shiico.
laakiin isir bay wadaagaan, teeda kale dhulbahante iyo kurdish la isma barbar dhigi karo waa waalni cas taasi.
dhulbahante iyo warsengeli somaliland ayay ka tirsan yihiin, taariikh ahaan xuduud ahaan iyo qaranimo ahaan.
dhulbahante iyo warsengeli ma maalin aan 26 june ka ahayn bay lahaayeen. taas na waa ta inaga wada dhaxaysa. oo somaliland idinka dhigaysa.