Home » September 29th, 2016 Entries posted on “September, 2016”

DEG DEG:Cadaawada Puntland iyo Galmudug oo gaartay meeshii ugu sareysay Iyo Sawiro Argagax leh-SAWIRO

Cadaawada u dhexeysa maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa gaartay heerkii ugu sareeyay kadib markii xalay ay ciidamo Maraykan ah iyo ciidamo ka tirsan Kumaandoosta Puntland ee PS ay weerareen saldhig ay ciidamo Galmudug ay ku lahaayeen deegaanka Jeexdin duleedka magaalada Gaalkacyo. Duqeyn loo geystey saldhigan ayaa waxaa qasaare ka soo gaartay gaadiid dagaal iyo ciidamo […]

September 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Waa Imisa Tirada Saxda Ah Ciidanka Galmudug Kaga Dhintay Weerarkii Diyaaradaha Mareykanka-VIDEO

Wararka ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in duqayn ay gaysteen diyaarado aan haybtooda la garanayn ay xalay ka dhacday bariga gobolkaasi. Maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in duqaynta ay gaysteen diyaaradaha ciidamada Maraykanka, kuwaasi oo ay sheegeen inay bartilmaameedsadeen saldhig ay leeyihiin ciidamada Galmudug. HALKAN KA DAAWO  Wasiirka Amniga ee Galmudug Cusmaan Ciise Nuur […]

September 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Horjooge Faysal Cali Waraabe Oo Cabdiwali Gaas Kabaha La Dulmaray Xasan Culusowna Aan Waxba U Reebin Kana Hadlay Duqayntii Ciidanka Galmudug-VIDEO

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Feysal Cali Waraabe ayaa wuxuu ka hadlay Duqaynta Lala beegsaday Ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug, Isagoo tilmaamay inay tahay Nasiib daro wayn in Soomaali ay isku Adeegsato. HALKAN KA DAAWO VIDEO Feysal wuxuu sheegay iney weligeed Somali is dili jirtay laakiin nasiibdaradu ay noqotay in shisheeye leeysu adeegsado, Sidoo […]

September 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Ururka Al,shabaab Oo Nolosha Ku Qabtay Askari Kenyaan Ah iyo Askariga Oo Sheegay In Uu Yahay Dhakhtar Caafimaad-VIDEO

Kooxda Al-shabaab ayaa soo Bandhigay  Askari Ka tirsan Ciidanka Kenya, Kaasi oo Nolosha ay ku qabteen,  Wuxuuna sheegay in magaciisa la yidhaahdo Loanard Maingi Kiiyo, oo  ciidanka Kenya uu kusoo biiray sanadku markuu ahaa 1997. HALKAN KA DAAWO VIDEO Askariga ayaa wuxuu sidoo kale sheegay inuu yahay  dhaqtar ka shaqeeye qeybta kal-kaaliye-nimada ee guutada 9aad […]

September 29th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Shariif Sh Ahmed oo Noqday musharaxii u horeeyey ee Midnimada Soomaaliya ka hadla & sida Somaliland lagu soo celinayo-Video.

Madaxweynihii hore ee dawladdii Soomaaliya Shariif Sh Ahmed oo ahaa ninkii bilaabay wadahadalada maamulka dawladda dhexe iyo maamulka Somaliland ayaa hadana ka hadlay qorshe cusub iyo isagoo sheegay in wada hadaladii rajjada lahaa la cakiray, wuxuna sheegay inya muhiim tahay midnimada dalka Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO…. Shariif wuxuu sheegay in marka uu ku guulaysto dawladda […]

September 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Video Full Go,amadii Shirka Balicad Kasoobaxay Iyo Prof Galaydh Oo Kahadlay Arimaha Wadahadalada Farina Udiray Itoobiya

Balicad: waxaan halkan idinku soogudbinaynaa khudbadihii shirka maanta khaatumo go,amadii kasoobaxay shirka oo dhamaystiran madaxweynaha maamulka suuban ee  khaatumo prof galaydh  ayaa maanta khudbad dheer kajeediyay shirkii balicad ee uu soogaba gaboobay ayuu kaga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin wada hadalada maamulka khaatumo iyo soomaliland cali khaliif galaydh ayaa sheegay in aysan marnaba aysan […]

September 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg Daawo Video Sawro Shirkii Khaatumo Oo Sooxidhmay Iyo Qodobo Kasoobaxay

Widhwidh Waxa Maanta Soogaba Gaboobay Shirweynihii maamulka khaatumo iyo Ergooyin kala duwan oo bulshada qeybaheeda kala duwan matalyey uga socday balicad waxaana kasoobaxay qodobadan hooh kuqoran Dowlada Goboleedka Khaatumo Shirkii Wada Tashiga Balicad 24/9/2016 oo ah maalintii uu furmay shirku waxay soobandhigtay dowladu waxaqabadkeedii taasi oo shacabka khaatumo ay u riyaqeen waxay madaxweynaha iyo gudoomiyaha […]

September 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG:Khasaaraha ka dhashay Duqeyntii lala eegtay Ciidanka Galmudug oo korortay-SAWIRO

Maamulka Galmudug ayaa Warbaahinta u soo bandhigtay goobtii saakay aror hore lagu duqeeyay ciidamo katirsan maamulkooda. Diyaaradaha duqeynta geestay ayaa la tuhmayaa in ay leedahay dowlada Mareykanka, waxaana duqeyntaasi waxyeelo kasoo gaartay askar badan oo katirsan ciidanka maamulka Galmudug iyo gaadiidkooda dagaalka. In ka badan 15-askari ayaa lagu dilay duqeynta ka dhacday Deegaanka Godod duleedka […]

September 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Puntland oo Ciidamadii Galmudug shirqool u dhigtay & Diyaarado diley 10 Askari oo Galmudug ah-

Maamulka Puntland ayaa shirqool dhanka Sirdoonka ah u maleegay ciidamada Galmudug ee ay kuwooda isku horfadhiyeen Aagaga Godod ee Bariga Mudug, halkaasoo dagaalo waa weyni ku dhexmarayeen labada maamul, waxana diyaarado dagaal oo aan la gareneyn halka laga lee yahay ay duqeeyeen Saldhigii ciidamada Galmudug, ayagoo diley 10 askari baabuurba dhulka la simay. HALKAN KA […]

September 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG:Dagaal khasaaro sababay oo ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaalo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaano ku yaal dhanka bari ee magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Dagaalka oo bilowday xalay saqdii dhexe ayaa ka dambeeyay markii kooxo hubeysan oo la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin Ciidamada Puntland ku lahaayeen […]

September 28th, 2016 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Murjin: \qurun Qaatumo, kolba dhan aa la jiraa, wax lee soo kordhin faysal dhurwaa iyo cali ordaaye.
  • jama raabi: waxaan u arkaa amuur lagu farxo in madaxweyne farmaajo la kulmo faysal caliwaraabe iyo prof. cali khaliif...
  • Abdi: Md. Farmaajo waa madaxweynaha Soomaaliyeed. Prof. Cali Khalif Gallaidh waa Madaxweynaha Mamulka Khatumo State....
  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...