|

Wiil ka soo jeeda G.Sool oo macalinkiisii ku diley Boosaaso.

Xarunta dhaqan celinta wiilasha iyo gabdhaha ee AL-Badriya Bosaso oo wiil lagu dilay maanta . Waxaa magaalada Bosaso lagu dilay Wiil reer london ah oo loo keenay inuu Quraanka iyo tarabiyada barto oo kasoo jeeda Gobolka Sool .

waa markii ugu horeysay ee xarun lagu Magacaabo Al-Badriya Bosaso oo lagu dhaqan celiyo hablaha iyo wiilasha waalidkood ku dhaga adayga ayaa saaka abaare 9-kii Subaxnimo lagu dilay wiil 21 jir ah waxaana lagu dilay ul ama budh ilaa naftu ka baxaysay.

gacan-ku-dhiigle

Xarunta Al-Badriya Waxa ay ka kooban tahay xarunta dhaqan celinta gabdhaha iyo wiilasha iyo qeybo badan sida: qeybta cuntada lagu kariyo, goob lagu cibaadeysto, xarun waxbarasho, qeybta jiifka iyo goobo kale. Cabdirisaaq Cali Maxamad oo ku magac dheer Cabdi Cali Gayre oo ah maamulaha machadka xifdinta quraanka iyo luuqadaha ee Al-Badriya ayaa dilay wiilyar oo 21 jir ah. Gacan ku dhiiglaha ayaa hada la qabtay, waxana  Suaalo weydiinaya ciidanka amniga, waxana wararku sheegayaan in Wiilka oo qabay xanuunka Macaanka uu si xun u diley asagoo Miyir doorsana laga qaaday goobta.

cunuga

Ninkan ayaa lagu Eedey inuu degmada Qardho sanad ka hor wiil sidan ugu diley. Walow aan la xaqiijin warkaas.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=24883

Posted by on Sep 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Wiil ka soo jeeda G.Sool oo macalinkiisii ku diley Boosaaso.”

  1. bismilaahi oo garaacida wax malagu edbiyaa

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...