|

Vedio” Mudaharaad Looga Soo Horjeedo Weerarkii Maraykanku ku Qaaday Galmudug oo ka dhacay Cadaado

Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Galmudug Waxaa ka dhacay Mudaharaad Balaadhan Kaasi oo Looga soo Horjeeday Weerarkii Ciidamada Maraykanku ku Qaadeen Deegaano Katirsan Maamul Galmudug Halkaasi oo Lagu Dilay Tiro Ciidamo ah.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Mudaharaadkaasi Ayaana Waxaa ka Qayb Galay Maamulka Galmudug iyo Shacabka Deegaankaasi Waxaana Halkaasi lagu Muujiyey Fariin Loo Diray Dawlada Maraykanka oo lagu eedeeyey inay Dileen Ciidamo Galmdug ah.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=24887

Posted by on Sep 30 2016. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Ceegaag. Duq birqaaye, waa naanays wanaagsan. Ishaad ka riday, Somaliya waxa ka hadhay inta...
  • Rasta buuni: Burco miyaad iskala jeclaatay in wax lugu kufsado..burco dhakhtar ayaa loo keenay meesha lugu kufsaday...
  • Ceegaag: Horta wax deked Somaliyed la yidha ma jirto, wayo deked walba qabiil baa mulkiyay. Sidii loo yiri ciidanlii...
  • Jamaal: Hhhhhhhh baleeg waxaad news joogna dhigeysid
  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...